Home"Ma Rabo Inaan Xil Ka Qabto Somaliland" Cali Khaliif Galaydh

“Ma Rabo Inaan Xil Ka Qabto Somaliland” Cali Khaliif Galaydh

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay ka baxayaan wadahadalka ay kula jiraan  Xukuumadda Somaliland, haddii aanay joojin fara-gelin iyo kala qaybin uu sheegay inay ka dhex-wadaan shacabka Khaatumo.

cali-khaliif

Prof.  Galeydh, waxa kale oo uu sheegay in aanay waxba ka jirin warar sheegaya inuu Xil ka qabanayo Xukuumadda Somaliland.

“Anigu ma doonayo inaan maamulkaas ku biro, ma rabo inaan xil ka Qabto, balse waxaan ka digayaa fara-gelinta ay kuhayaan siyaasaddeena iyo dadka maamulka Khaatumo ku Ab-tirsada oo ay kala qaybinayaan.” ayuu yidhi Prof. Cali Khaliif Galaydh.

Madaxweynaha Khaatumo ayaa sidoo kale sheegay inuu iska diiday inuu ka qayb-galo shirka ka socdo Burco oo uu ku tilmaamay mid lagu kala qaybinayo dadka ku nool gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn oo maamulkiisa ku Ab-tidsada waa sida uu hadalka u dhigaye.

Geesta kale kale hadalkan Prof. Galeydh ayaa imaanaya iyadoo dhawaan ay isku afgarteen inay wada-hadalaan Xukuumadda Somaliland iyo Khaatumo, waxaana lagu wada inuu dhawaan si rasmi ah u furmo wada-hadalka labadan dhinac.

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories