HomeMuqdisho: Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Oo Sharaxay Waxay Diinta Islaamku Ka Qabto...

Muqdisho: Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Oo Sharaxay Waxay Diinta Islaamku Ka Qabto In Haweenku Qayb ka Noqdaan Siyaasada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SL.Post) Hay’ada culumada Somaaliya,  ayaa walaac ka muujisay qoondada 30% ah ee Haweenka ay ku leeyihiin hay’adaha dastuuriga ee Dowladda Federaalka Somalia, gaara haan Saamiga kuraasta Baarlamaanka la dhisi doono dhawaan.

maxresdefault

Shir jaraa’id oo ay haya’dda culummadu ku qabteen magaalada Muqdisho, ayay ku sheegeen inay tahay in si siman Rag iyo Dumarba loogu tartamo Kuraasta Aqallada Sare iyo Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, intii cid gaar ah meel loogu xiri lahaa kuraas gaar ah.

“Inagu ummad Islaam ah baanu nahay, wax walba oo la sameynayo waxaan doonaynaa inaan u fiirino arrintan maxay diinta Islaamku ka qabtaan. Diinta Islaamku Haweenku qorshe ayay ugu talo-gashay… Waa warshad soo saarta bani’aadamka, waxay tarbiyeeyaan madaxda, Hawl gaar ah ayayna leeyihiin, in siyaaadda meelaha sare ay ka galaanna looguma talo-gelin.” sidaa waxa yidhi Afhayeenka hay’adda Culummada Soomaaliyeed, Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.

Mar la weydiiyay Sheekh Nuur inay xaq u leeyihiin haweenka inay kuraas ka helaan baarlamaanka si ay u helaan cid ku metesha ayuu ku jawaabay. “Iyaga uma kala soocna; Baarlamaan, Madaxweyne iyo Wasiir. Haweenka waan aragnay waxay sheegeen in ay rabaan illaa Madaxweyne waxaadna mooddaa inaysan sharciga eegayn.” ayuu yidhi Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud waxa uu intaas ku daray, “Marka la eego Arrinta la xidhiidha Baarlamaanka… Mid Annagu waan ka gaabsan lahayn Haddii ay Sameeyaan. Haddii ay Baarlamaanka u soo galaan sida ay Raggu ugu Tartamayaan oo ay u soo galaan, weliba iyagoo aqoon u leh, da’dooduna hore u badatay, ayna baarlamanaka gudihiisa anshaxa ku ilaaliyaan. Balse waxay leeyihiin innagu ragga ayaan la mid nahay.”

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories