Monthly Archives: October, 2016

spot_imgspot_img

Soo-dhaweyntii Wasiir Cali ‘Mareexaan’: Qalinkii Abdinasser Ibraahim

Soo-dhaweyntii loo sameeyay Wasiir Cali oo in muddo ah ilmo uu dhalay dhakhtar debeddeed qalliin keli luugu gelinayo kula maqnaa. Rabbi ayaa ammaan idilkeed...

Maxkamadaha Hargeysa Oo Laga Suuliyay Laaluush Qaadashadda Iyo Qorshe Lagu Ugaadhsanayo Shabakedihii Markhaati Beenaaleyaasha

Hargeysa (SL.Post) Laaluushkii Lagu  ibtileeyay maxkamadaha Somaliland, ayaa markii u horreysay muddadii ka dambaysay 22/9/2016, laga  suuliyay in xukaamta iyo shaqaalaha garsoorka Maxkamadaha Hargeysa...

“Dawladda Iyo Baarlamaanka Waxaan Leenahay ‘Waar Magaaladdeenii Baa Lagu Fadhiyaa Magaca Somalia” Maxamed Xaashi

Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa xukuumadda, labada gole qaran iyo saddexda xisbi, iyo sidoo kale bulshada...

Qorshe Dhaxal-wareejinaya Haamaha Shidaalka Berbera Oo Madaxtooyadu Qaraar Ku Gaadhay Iyo Magaca Shirkad Imaaraati Ah Oo Loo Gacan-gelinayo

Hargeysa  (SL.Post) Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya xidhiidhada daaha la saaray ee u dhexeeya Madaxtooyada Somaliland iyo  dawladda Imaaraadka Carabta, kuwaas oo ku...

“Maalgashigii La Filaayey Iyo Barwaaqadii La Tilmaamayey, Waxay Keentay Bog-dooxii Somaliland” Xildhibaan Qabile

Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa soo saaray War-murtiyeed qaylo dhaan ah, isagoo sheegay in Madaxweynaha...

Xisbiga KULMIYE Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimi Mucaaridka

Hargeysa (SL.Post) Xisbiga tallada haya ee KULMIYE,  ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo sheegayey  in ay...

Ciidama Amaanka Itoobiya Oo Ka Hor-tagay Dad Dibad-bax Ka Dhigay Gobolka Oromada

(SL.Post) Booliska Itoobiya ayaa sunta ilmaha ka ilmeysiisa iyo rasaas digniin ku riday kumanaan ruux oo dibad bax ka dhan ah dowladda ka dhigay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img