HomeGuddida Doorashooyinka Somalia Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Madaxtinimada Iyo...

Guddida Doorashooyinka Somalia Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Madaxtinimada Iyo Aqalka Sare

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho  (SL.Post) Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee ka dhici doonta dalka Dhamdaaka Sanadkan 2016, ayaa lagu wadaa inay mar kale maanta ka hadlaan xilliga doorashada oo u badan tahay inuu dib u dhac ku yimid.

2016925636103862866011984guddiga_doorashooyinka_dadban_ee_somalia

Xubnaha guddiga doorashooyinka ayaa lagu wadaa inay ku dhawaaqaan maanta dib u dhaca Doorashada oo Bishii Ogoosto ee Sannadkaan la Shaaciyay inay billaabanayso shalay oo ay ku beegnayd taariikhdu 24-ka September.

 

Jadwalkii hore ee Guddiga Doorashada Dadban soo saareen ayaa u qornaa sidan:-

24-ka September, 2016; Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia

25-ka September, 2016; Doorashada Aqalka Sare ee Baarlmaanka Somalia

25-ka Oktoobar, 2016; Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya

30-ka Oktoobar, 2016; Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

 

Sidoo kale, Qaar ka mid ah xubnaha guddiga doorashada dadban ee Somalia, ayaa sheegay in Maanta ay ku dhawaaqayaan qorshe cusub oo ku aaddan Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo.

 

 

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories