30 Sano Kadib Muqdisho Oo Lagu Qabtay Shirka IGAD Iyo War Murtiyeedka Ka Soo Baxay
Muqdisho (SL.Post) Madaxda Urur-goboleedka IGAD, ayaa markii ugu horreysay Shir Saacad socday, isla markaana gebogabadiisii waxa ka soo baxay war murtiyeed. War Murtiyeedka ka soo...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga Ugu Baaqay In La Iska Kaashado Difaaca Qaranimada Somaliland
Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo salaadii Ciidal Adxa la tukaday bulshada ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa shacbiga ugu baaqay in la...
“Gobolkan (Sool) Nabadgelyadiisa Khal-khal-baa La Geliyay, Waxaanu U Nisbaynaynaa Ama La Aaminsan Yahay Inay Sababayeen…” Wasiirka Arrimaha Guddaha
Lascaanood (SL.Post) Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Fartoon), ayaa sheegay in amaanka magaalada Lasacaanood ay khal-khal gelinayaan koox uu ugu yeedhay...
Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Ka Waramay Kulan Dhex-maray Xukuumadda Somaliland Iyo Madaxdhaqameedka Galbeedka Somaliland
Boorama (SL.Post) Guddoomiyaha gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa ka warbixiyay kulan Magaalada Boorama ku dhex maray Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo...
Guddida Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Qalabkii Diiwaangelinta Gobolka Sool Oo Koox Hubaysani Weerar Ku Qaaday
Hargeysa (SL.Post) Guddida doorashooyinka Somaliland oo goor dhaweyd saxaafada kula hadlay magaalada Hargeysaa, ayaa faah-faahin ka bixiyay in dablea hubeysani ay xalay goor danbe...
Muqsisho: Madaxweynaha Somalia Oo Shacabka La Tukaday Salaadii Ciidda
Muqdisho (SL.Post) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta shacabka kula tukaday masjidka Isbahaysiga ee magaalada Muqdisho waxana uu khudbad u jeediyay Shacabka Soomaaliyeed. Akhriso...
Koox Hubaysan Oo Waareera Ku Qaaday Qalabkii Diiwaangalinta Ee Gobolka Sool (SAWIRRO)
Lascaanood (SL.Post) Koox hubaysan, ayaa saaka weerar ku qaadeen goob diwaangalineed oo ku magaalada Laascanoood Goobtan diwaangalineed ayaa aheyd mid ku hadhsanayd gudaha magaaladda Laascaanood ...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

