Home"Gobolkan (Sool) Nabadgelyadiisa Khal-khal-baa La Geliyay, Waxaanu U Nisbaynaynaa Ama La Aaminsan...

“Gobolkan (Sool) Nabadgelyadiisa Khal-khal-baa La Geliyay, Waxaanu U Nisbaynaynaa Ama La Aaminsan Yahay Inay Sababayeen…” Wasiirka Arrimaha Guddaha

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Lascaanood (SL.Post) Wasiirka arrimaha guddaha  Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Fartoon), ayaa sheegay in amaanka magaalada Lasacaanood ay khal-khal gelinayaan koox uu  ugu yeedhay Argagixiso, waxaanu xusay in la iska kaashado wax kasta oo lid ku ah amaanka.

 

0

 

Wasiirka arrimaha guddaha Yaasiin Faratoon oo ku sugan magaalada Laasacaanood waxa kale oo uu sheegay in talaabo laga qaadi dooni cid kasta oo gacan siisa kooxaha carqaladaynaya amaanka iyo xasiloonida magaalada Laasacaanood.

 

“In laga digtoonaado oo meel looga soo wada jeedo, Argagixisada iyo wax alaale iyo wixii khal-khal ka gelinaya noloshooda iyo degenaashiyahooda. Waad ogtihiin gobolkan (Sool) nabadgelyadiisa khal-khal baa la geliyay, in badan oo ka mid ah waxa dhacayay ama loo arkaa,  waxaanu u nisbaynaynaa ama la aaminsan yahay inay sababayeen Argagixiso.” ayuu yidhi Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin. Xaji Maxamuud (Faratoon)

 

Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland  waxa uu shacbiga ku dhaqan magaalada Lascaanood u ugu baaqay inay ka feejigaadaan gacan siinta cid kasta oo khal-khal gelinaysa amaanka, waxaanu yidhi “Waxaan shacbiga u sheegayaa qofkii Guri ka kireeya, Gaadhi ka kireeya ee gacan siiya ee la ogaado ama ha ogaado ama yaanu ogaane inuu mutaysan doono ciqaab aad u kulul, haddii ay kalifto Guryaha iyo Gawaadhida lagala wareegi doono iyo wax alaale iyo wixii ay gacan ku siiyaan oo gacan bir ah lagu qaban doono, inay ciqaab la mid ah kuwaa Argagixisada ah tay mudaysteen ay mutaysan doonaan. Maadaama oo ay gacan siiyeen oo ay gargaareen.” ayuu yidhi Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland

 

 

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories