HomeAl-Shabaab Oo Ku Hanjabtay Inay Sii Wadayaan Weerarada Ay Geystaan

Al-Shabaab Oo Ku Hanjabtay Inay Sii Wadayaan Weerarada Ay Geystaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho  (SL.Post)  Al-shabaab,  ayaa ku goodisay inay sii wadayaan weerarrada ka dhanka ah Maamulka Puntland, kaddib markii magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka geysteen Qaraxyo sababay dhimashada in ku dhaw 30-qof, ayna dhaawacmeen afartameeyo kale.

blank

 

 

 

 

Afhayeenka Al-shabaab  Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in weeraradii Axaddi ka dhacay Gaalkacyo ay la beegsadeen meeshii ay doonayeen oo uu sheegay inay isku urursanayeen cadaw, sida uu hadalka u dhigay.

 

 

 

Sheekh Cali Dheere oo la hadlayay Warbaahinta Al-shabaab ayaa wuxuu intaas ku daray in khasaare xoog leh ay gaarsiiyeen Puntland, isagoo xusay inay sidoo kalena ku burburiyeen weerarradaas dhisamayaal badan.

 

 

“Weerarradii Gaalkacyo ka dhacay waxay sababeen khasaare badan, waxaanan la beegsannay halkii loogu talo-galay iyo oo ahayd meel ay isku urursanayeen cadow. Dhismahadu waxay u dhexeysaa 30illaa 40 qof, waxaa burburay daartii shirqoolada lagu maleegayay.” ayuu yidhi Sheekh Cali Dheere.

 

 

Afhayeenka Al-shabaab ayaa intaas ku daray in Puntland ay yihiin caodow u taagan inay dadka muslimiinta ah gacanta u geliyaan gaalada, isla markaana amarrada ka qaata Itoobiya, waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

 

Ugu dambeyn, Sh. Cali Dheere ayaa sheegay in weerarro kale oo noocaan oo kale ah ay ka geysan doonaan Puntland, isagoo sheegay in Weerarrdoodu aysan marna joogsan doonin.

 

 

 

Somalilandpost.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories