Home"Muusoow Kursi Laguma Fuulo Dadka Kale In Aad Carqaladaysid Oo Dad Dhibaatayso"...

“Muusoow Kursi Laguma Fuulo Dadka Kale In Aad Carqaladaysid Oo Dad Dhibaatayso” Jamaal Cali Xuseen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SL.Post) Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi eedo u jeediyay.

 

 

blank

 

 

Musharraxa Jamaal Cali Xuseen waxa kale oo uu dhaliilay Xisbiga go’aanka ay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Siyaasadda Somaliland dib ugu celiyeen Madaxweynaha ee Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada.

 

 

 

“Muusoow kursi laguma fuulo dadka kale in aad carqaladaysid oo aad dhibaatayso, taas micnaheedu maaha Anigaa guulaysanaya. Waxan Illaahay-baa haya, haddii lllaahay noo qorayna Annagaa helayna. Faysal-na waxaan leeyahay intaad Aniga iga qaaddid Musharraxnimo intaad halkaa la istaagtid Aniga igu doorta waa habeenkii xalay oo tegay, waxaanay taasi u dhacayn, koow waxaad taariikhda noqonaysa ninkii ugu horreeyay ee Xisbi dhaca. Soomaalida ayaa Berigii hore odhan jirtay Ninku inta uu Geela dhaco ayay meel la tagi jireen. Laakiin, weli maan arag taariikhda Adduunka nin inta uu wax soo dhaco yidhaahda wixii aan soo dhacay igu doorta.” Sidaa ayuu yidhi Musharrax Jamaal Cali Xuseen.

 

 

 

Jamaal Cali Xuseen waxa uu intaas ku daray, “Guddoomiyeyaashu inay Madaxweynaha dib ugu celiyaan saami-qaybsiga may ahayn, oo ay qaadan kari waayaan go’aan waa mid daciifnimo ah ayaan anigu u arkaayay, annagu haddii aan ku dhex jiri lahaa waxaan odhan lahaa Adeer aynu ka fikirno ama sidaa aynu samayno ama sidaa. Arrintaanna waxaannu ka talla galin lahayn dad ka mid ah goboladda berrigga iyo goboladda galbeedka iyo dadka cabanaya ayaynu ka tala-galin lahayn, iyadda oo aanu talo midaysan aanu haysanno ayaannu Madaxweynaha ula tagi lahayn.”

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories