“Waxaan U Arkaa In Dantu Ku Jirto Somaliland Inay Isku Timaado, Khaatumo Iyo Cali Khaliif Haddii Ay Aqbaleen Waan U Mahad-naqayaa” Cali Sandule
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Cali Axmed Maxamuud (Cali Sandule), ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay soo dhaweynayso wadahadalada u bilaabmaya Khaatumo...
Wasiirka Waxbarashada Oo Shaqadii Ka Joojiyay Agaasimaha Guud
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habanne (Cabdillaahi-dheere), ayaa shaqadii ka joojiyey Agaasimihii guud ee wasaaraddaas Abiib Axmed...
Xukuumadda Oo Dhaqaale U Adeegsanaysa Xildhibaanada Golaha Wakiillada Si Ay U Ansixiyaan Heshiiska Dekeda Berbera
Hargeysa (SL.Post) Iyadoo shalay guddida Xukuumadda uga wakiilka ah heshiiska lala galay shirkada DP World (Dubai Port World) ay Golaha Wakiillada horkeeneen nuqul ka...
Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha Golaha Guurtida Oo Sheegay In Heshiiska Dekaddu Aanu Dhaqan Galayn Ilaa Guurtida La Soo Mariyo
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha Guddida Nabadgalyada iyo Arrimaha Guddaha ee Golaha Guurtida Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Axmed Gacan), ayaa ka hadlay heshiiska Dekadda Berbera ee...
“Beesha Ciise Muuse Haddii Ay Shirayso Oo Go’aan Qaadato, Waanu Soo Dhaweynaynaa”
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay inay Xukuumadd ahaan soo dhaweynayaan shirka ay dhawaan ku dhawaaqeen inay qabsanayaan beesha degta...
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Wakhtiga Ay Bilaamayaan Wada-hadalada Dhex-maraya Khaatumo
Hargeysa (SL.Post) Wasiir ku xigeeka amniga, ayaa ka hadlay hanaanka ay u socdaan wadahadalo u bilaabmaya Xukuumadda Somaliland iyo masuuliyiinta Khaatumo, waxaanau sheegay in...
Guddoomiye Cirro Oo Golaha U Faah-faahiyay Qoraal Ka Hadlaya Heshiiska DP World
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa mudanayaasha uga warbixiyay nuxurka heshiiska ay maanta Golaha Wakiillada hor-keeneen guddida metelaya heshiiska ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

