Home"Beesha Ciise Muuse Haddii Ay Shirayso Oo Go'aan Qaadato, Waanu Soo Dhaweynaynaa"

“Beesha Ciise Muuse Haddii Ay Shirayso Oo Go’aan Qaadato, Waanu Soo Dhaweynaynaa”

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay inay Xukuumadd ahaan soo dhaweynayaan shirka ay dhawaan ku dhawaaqeen inay qabsanayaan beesha degta gobolka Saaxil.

 

Wasiir Xaashi

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wasiirka Madaxtooyada oo warbaahintu weydiisay in Xukuumaddu is hortaagayso qabsoomida shirkaasi, waxa kale oo uu sheegay inay ka qaybgalayaan shirkaasi, islamarkaana ay u soo dhaweeyeen shirar noocan oo kale oo oo deegaanada Somalilad ka qabsoomay.

 

 

 

“Shirarka beelaha ee aanu tagno nuxurkoodu wuxuu salka ku hayaa, cid kasta oo wax wanaagsan wada oo is abaabulaysa waanu tagnaa, waanan tegi doonaa, kuwa horena waanu oo kuwo hore oo qabsoomayna wey jireen. Xukuumaddu beel shiraysa oo labeenteedii , aqoonyahankeedii iyo Qoor-weynteedii ma joojin karto shirkaa.” ayuu yidhi Wasiirka madaxtooyada Maxamuud  Xaashi Cabdi

 

 

 

Wasiirka Madaxtooyadu waxa uu sheegay in Xukuumadd ahaan ay shirka beesha gobolka Saaxil ku dhawqaaeen soo dhaweynayaan “Beesha Ciise Muuse haddii ay shirayso oo go’aan ay qaadato waanu soo dhaweynaynaa,  waanu ka qayb-galaynaa, waanu isku kalsoonahay oo door baanu ka qaadanaynaa. Intaan xogo-ogaalka ka ahay, anagu Xukuumadd ahaan shirkaa ma diidanin, waxaanse xogogaal u ahay Waayeelkii, Salaadiintii iyo guddiyadii  ayaa ku kala qaybsaman, waxaanu hadda wadnaa inaan isku soo jiidno si uu shirku u qabsoomo.” ayuu yidhi Wasiirka Madaxtooyada Somaliland.

 

 

 

 

Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi waxa uu intaas ku daray,  “Xalay waxaanu la shirnay qayb, caawa waxaanu la shiraynaa qayb kale oo inaanu Ummadda midayno waa masuuliyad na saaran, waanu midaynaynaa. Shirkaana waanu ogolnahay ma diidanin, shirarka ay Xukuumaddu diidaa waa kuwa qaranka lagu duminayo oo ma qabno shirkani inuu yahay mid qaran lagu duminayo, mana noqon karo shirarkii Taleex maxaanu u diidaynay?, kii Saaxdheer maxaanu u diidaynay? dee waxay ahaayeen shirar qaranka lagu duminayo , Dubur waa lagu shiray waanu ogolayn,  Daallo ayaa lagu shiray waanu ogolaanay dhamaan shirarka noocyadaas oo dhan waanu soo dhaweynaa waanan ogolnahay.”

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost. Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories