HomeXukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Wakhtiga Ay Bilaamayaan Wada-hadalada Dhex-maraya Khaatumo

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Wakhtiga Ay Bilaamayaan Wada-hadalada Dhex-maraya Khaatumo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SL.Post) Wasiir ku xigeeka amniga, ayaa ka hadlay hanaanka ay u socdaan wadahadalo u bilaabmaya Xukuumadda Somaliland iyo masuuliyiinta Khaatumo, waxaanau sheegay in wadahadaladaasi ay si dhakhso ah u bilaabmayaan.

 

 

blank

 

 

Wasiir ku xigeenka amniga oo  maanta warbaahinta la hadlay, ayaa isagoo arrimahaasi ka hadlaya, waxa uu yidhi   “Caynaba ayaa la iskugu tagay oo halkaasaa lagu wadahadalayaa, Odayaal baa halkan (Hargeysa) ka tagay  oo Dawladda iyo xisbiga KULMIYE-ba ka mid ah. Wey dhaw-dhawadahay arrintaasi oo xagaana (Khaatumo) dad baa ka yimi.” ayuu yidhi Wasiir ku xigeenka amniga Somaliland

 

 

 

 

Wasiir ku xigeenka oo warbaahintu weydiisay qodobada la isla qaatay in laga wada-hadlo, ayaa si kooban uga jawaabay  “Waxa la isla qaatay dee, dadku soo dad reer Somaliland ah maaha, wey yara maqanaayeen uune wey imanayaan.” ayuu hadalkiisa ku soo koobay Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka amniga ee Wasaarada arrimaha guddaha Somaliland.

 

 

 

Halkana ka daawo.

 

Somalilandpost. Hargeysa

 

 

 

 

 

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories