Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay Bilaabmeen Wada-hadalada U Dhexeeyay Khaatumo

Hargeysa  (SL.Post)  Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani), ayaa sheegay inuu si rasmi ah u furmay wadahadaladii u dhexeeyay wefti ka socday Xukuumadda...

“Waxaan Ahay Ardaygii Reerka, Waxaana Wax I Baray Macallinkii Reerka Oo Axmed Saleebaan Dafle Ahaa.” Wasiir Waracade

Hargeysa  (SL.Pots) Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa markii ugu horraysay si furan uga hadlay sadarro taariikhdiisa hore ee noloshiisa...

“Annaga Iyo Shacbiga Somaliland Dad Hadda La Isbarayo Ma Nihin, Dhalasho Iyo Dhul Ayaanu Wadaagnaa” Prof: Cali Khaliif Galaydh

Hargeysa  (SL.Post)  Hoggaamiyaha Khaatumo Prof:  Cali Khaliif Galaydh, ayaa shaaca ka qaaday in wadahadal u bilaabmay Somaliland, isla markaana si fiican wejiga koowaad ugu...

“Golaha Wakiiladu Xaq Waxay U Leeyihiin Inay Heshiiskan Ansixiyaan Ama Diidaan” Cali Guray

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah UCID Cali Maxamed Yuusuf  (Cali Guray), ayaa sheegay in Golaha Wakiilladu xaq u leeyihiin...

Ujeedada Shir Ay Ku Dhawaaqeen Salaadiin Ka Soo Kala Jeeda Koonfurta Hargeysa Iyo Galbeedka Burco

Hargeysa  (SL.Post)  Saladiin, Cuqaal iyo wax garadka ka soo jeeda koonfurta magaalada Hargeysa iyo galbeedka  Burco, ayaa ku dhawaaqay wakhtiga uu furmi doono shir...

Doorashada Somalia Oo La Mudeeyay Wakhtiga Ay Qabsoomayso

Muqdisho (SL.Post) Guddoomiyaha guddida doorashada dadban ee  Somalia Cumar Maxamuud Cabdulle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho,  ayaa ku dhawaaqay wakhtiga rasmiga...

Xisbiga KULMIYE Oo Sheegay In Dib U Habayn Lagu Samaynayo Barnaamij Siyaasaddeedka Xisbiga

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE  Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac  Shabeel), ayaa sheegay in dib u habayn lagu samaynayo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img