Home"Waxaan U Arkaa In Dantu Ku Jirto Somaliland Inay Isku Timaado, Khaatumo...

“Waxaan U Arkaa In Dantu Ku Jirto Somaliland Inay Isku Timaado, Khaatumo Iyo Cali Khaliif Haddii Ay Aqbaleen Waan U Mahad-naqayaa” Cali Sandule

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Cali Axmed Maxamuud (Cali Sandule), ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay soo dhaweynayso wadahadalada u bilaabmaya Khaatumo iyo Somaliland.

 

blank

 

 

 

Wasiirku waxa kale oo uu sheegay inuu Prof: Cali Khaliif Galaydh ku bogaadinayo aqbalida wadahadalada ay la yeelanayaan Xukuumadda Somaliland.

 

 

“Waxaan u arkaa in dantu ku jirto Somaliland inay isku wada timaado, markaa ayay wax noqonaysaa oo walaaltinimadoodu buuxsamaysaa  oo intay cidi inga maqan tahay waa wax inaga wada maqan, waa meel inaga banaan . Markaa in aynu wada gufayno oo la isku yimaado oo wax la wada qaybsado.” ayuu yidhi Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland oo u waramay BULSHO TV

 

 

 

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada oo hadalkiisa sii watay, waxa uu yidhi  “Haddaynu saami ka cabanayno iyo haddaynu ka cabanayno isku duubnideena intaba  markaas ayay taabagalaysaa, markaa aad baan u soo dhaweynayaa . Waad ogtihiin mawqifka ay Xukuumaddu ka qaadato mar walba dib u heshiisiin iyo in la isku yimaado, wakhti badan baa lagu dhawaaqay oo gogosha nabadeed taalay .” ayuu yidhi  Wasiirku

 

 

 

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland, waxa uu intaas ku daray  “Haddii  qolooyinka Khaatimo ama Cali Khaaliif iyo maamulkiisu ay aqbaleen ayaad baan ugu mahadnaqayaa, dawladduna wey ogolaatay oo waad maqalayseen in dawladdu heshiiskaas ogolaatay oo hordhiciisiina wuu bilaabmay, mucdiisiina haddaa la geli doonaa . Markaad waan soo dhaweynayaa iyagana (Khaatumo) waan uga mahad-celinayaa imaatinkooda.”

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost. Hargeysa

 

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories