Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

Guddoomiye Cirro Oo Guddi U Magacaabay Dhamaystirka Barnaamijka Xisbiga WADDANI

Hargeysa (SL.Post)  Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa waxaa uu maanta magacaabay duddida dhamaystirka qabyo-qoraalka Barnaamijka Siyaasiga ah ee Xisbiga WADDANI.           Halkan ka...

Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Racfaanka Faysal Cali Waraabe Ka Qaatay Go’aankii Guddida Diiwaangelinta

Hargeysa (SL.Post)  Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ee UCID Jamaal Cali Xusee, ayaa hadlay sida uu u arko racfaanka Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka qaatay...

Madaxweynaha Somalia Oo Saxeexay Xeer Cusub

Muqdisho  (SL.Post) Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,  ayaa maanta si rasmi ah qalinka ugu duugay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka.       Madaxweynaha...

Duqii Hore Ee Laasacaanood Oo Ka Jawaabay Weedho Ay Madaxdhaqameed Ku Qaadaceen Wada-hadalka Somaliland Iyo Khaatumo

Hargeysa (SL.Post) Duqii hore ee Degmada Laasacaanood Axmed X. Daahir Xasan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu ka hadlay waadho ka soo...

Madaxdhaqameed Qaadacay Wada-hadalada Xukuumadda Somaliland Iyo Khaatumo

Sool  (SL.Post) Qaar ka mid ah Madaxdhaqameed ka soo jeeda Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa qaadacay wadahadalada u bilaabmay Xukuumadda Somaliland iyo Khaatumo, waxaanay...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay U Joojiyeen Bandhig-faneed Fanaanada Nasteexo Indho Qaban Lahayd

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi  Axmed, ayaa ka hadlay sababta keentay in Fanaanada Nasteexo Maxamed Warsame (Nasteexo Indho) looga...

Mo Faarax Oo Ku Guulaystay Orodka 10 Kun Ee Mitir

Hargeysa  (SL.Post) Orodyahanka Mo Faarax ayaa ku guulastay orodka 10ka kun ee Olombikada ee Rio ee dalkaasi Brazil.       Maxamed Faarah ayaa u orda dalka Ingiriiska...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img