HomeXukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay U Joojiyeen Bandhig-faneed Fanaanada Nasteexo...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay U Joojiyeen Bandhig-faneed Fanaanada Nasteexo Indho Qaban Lahayd

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi  Axmed, ayaa ka hadlay sababta keentay in Fanaanada Nasteexo Maxamed Warsame (Nasteexo Indho) looga hor istaago inay bandhig faneed ku qabato magaalada Hargeysa.

 

blank

 

 

Wasiirka Diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil oo warbaahintu ay maanta wax ka weydiisay arrintan, waxa hadaladiisii ka mid ahaa  “Waxaad maqasheen maalin dhaweyd inay Madaarka Hargeysa ka soo degtay Gabadh Fanaanad ah oo la yidhaahdo Nasteexo Indho, Inantaa Fanaanada ahi waxay iclaamisay oo ay shaacisay inay bandhig faneed qabanayso, bandhig faneedkaas iyadoo aan cidna soo wargelin oo Wasaaradihii khuseeyay marin ayay bandhigtat. Markii Warbaahinta laga daawaday  oo culimadu markii ay daawadeen Wasaarada diinta iyo awqaafta ayay u yimaadeen iyaga oo cabanaya oo leh waxaasaa jira iyo dhibtaasaa jirta oo Wasaarad ahaan aad nala eegtaan si aanan anagu gacanta sharciga ugu qaadan oo aanan khudbadaha Jimcaha kaga hadlin.” ayuu yidhi Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories