HomeMadaxdhaqameed Qaadacay Wada-hadalada Xukuumadda Somaliland Iyo Khaatumo

Madaxdhaqameed Qaadacay Wada-hadalada Xukuumadda Somaliland Iyo Khaatumo

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Sool  (SL.Post) Qaar ka mid ah Madaxdhaqameed ka soo jeeda Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa qaadacay wadahadalada u bilaabmay Xukuumadda Somaliland iyo Khaatumo, waxaanay ku tilmaamay in xubnaha Khaatumo u matalaya wadaxaajoodkan aanay ka turjumayn masiirkooda.

 

blank

 

 

 

“Dhumay waxaan ku joognaa lix xubnood oo waxgarad ah, Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Ugaas Cabdilaahi Ciise, dibadda ayay xaalado caafimaad ugu maqan yihiin, waana la xidhiidhnay oo mawqifkaas ayay nala qaateen, sidoo kale Boqor Cabdillaahi Axmed Cali iyo Garaad Maxamuud Mashqare Dalka ayay joogaan, balse goobta ayay ka maqan yihiin fikirkaasna waa nala qabaan.” ayuu yiri Garaad Cabdisalaan.

 

 

 

Mar la weydiiyay sababta ay u qaadaceen wadahadalkan, waxay ku jawaabeen “Ma ahan arrin aan la soconay, mana aha mid aan wax ka ognaha. Mida kale ma jirto cid bulshada afkeeda ku hadli karta oo iyadoo aan laga tashan iskeed wax u maamulan karta.”

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

 

 

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories