Monthly Archives: August, 2016

spot_imgspot_img

“Basaaskii Gaani Ee UFO $6000 Siistay, Ayaa Axmed Mire Wax Ka Sheegi Kara”Cali-guray oo Eedeeyay Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo daba socda hadalka Guddoomiyaha UCID aadna...

Cali Xoor-Xoor Oo La Sheegay Inuu Istiqaalad Dhiibay Intii Aan Xilka Laga Qaadin

Hargeysa  (SL.Post) Maareeyihii hore ee Dekeda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-Xoor), ayaa xoguhu sheegayaan inuu Madaxtooda u soo gudbiyay qoraalka ku sababeeyay...

Wasaarada Ciyaaraha Oo Iclaamisay Wakhtiga Ay Qabsoomay Ciyaaraha Gobolada

Hargeysa(SL.Post) Wasiirka ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen, ayaa munaasibadii maanta ay xilalka kula kala wareegayeen Guddoomiyihii iyo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee xidhiidhka ciyaaraha fudud...

Madaxweynaha Somaliland oo Isku-shaandheyn ballaadhan ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda, magacyada ku cusub iyo Xubnaha Seeftu galaafatay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Caawa isku shaandhayn ku sameeyey Xukuumaddiisa, isla markaana beddelaad iyo Xilka-qaadis Masuuliyiin Xukuumadda ka tirsanaa,...

SANAAG: Komishanka Heer Gobol oo ka hadlay Gebo-gabadii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

SANAAG: Komishanka Heer Gobol oo ka hadlay Gebo-gabadii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha SANAAG: Komishanka Heer Gobol oo ka hadlay Gebo-gabadii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha SANAAG: Komishanka Heer Gobol oo ka hadlay Gebo-gabadii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Wiil Uu Dhalay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland (Cigaal) Oo Baaq U Diray Shacbig Iyo Xukuumadda

Hargeysa (SL.Post)  Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ah wiilka ugu weyn caruurtii uu dhalay Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal...

Dhalinyarada Gobalka Saaxil Oo Taageeray Heshiiska Xukuumada Somaliland La Gashay Shirkarda Dp world

Hargeysa (Somalilandpost.net) Qaar ka mida dhalinarayada gobalka Saaxil ayaa soo dhaweeyay heshiiska xukuumada Somaliland ay la gashay shirkada Dp world ee laga lee yahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img