“Noqon Mayno Kuwo Mucaawimo Suga, Inagaa Dhexdeena Gacmaha Isku Qabsan-doona Si Aynu Horumar U Gaadhno” Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Somaliland, ayaa sheegay inaanay shacbiga Somaliland noqon doonin kuwo suga caawimooyin ay ka helaan gacmo shisheeye, hase-yeeshee, ay noqonayaan kuwo isku...
Xildhibaanno Labada Gole Ka Tirsan Oo Aragtiyo Is Burinaya Ka Qaba Xaqa Guurtidu U Leedahay In Heshiiska Dekedda
Hargeysa (SL.Post) Arbacadii toddobaadkii hore ayaa ay ahayd markii golaha wakiillada Somalilad cod aqlabiyad weyn ah ku ansixiyey heshiiska ay xukuumadda Somaliland dekedda Berbera...
Biyo Yaraan Soo Wajahday Magalada Burco
Burco (SL.Post ) Magalada Burco ee xarunta gobalka togdher ayaa waxa Mudoyinkii u danbeyayba laga daremayay biyo yarood soo wajahday ka dib markii sida...
Fanaanada Nasteexo Indho Iyo DJ Subeer Oo Bandhig-faneed Ay Hargeysa Ku Qaban Lahaayeen Laga Hor-istaagay
Hargeya (SL.Post) Fanaanada Nasteexo Maxamed Warsame (Nateexo Indho) iyo DJ Subeer, ayaa bandhig faneed ay Hargeysa caawa ku qaban lahaayeen laga hor-istaagay, waxaana wararku...
Wasiirka Madaxtooyada Oo Dhaqaale U Adeegsanaya Warbaahinta Soo Bandhigta Dhaliishiisa Iyo Heshiiska DP World
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa xoguhu sheegayaan inuu dhaqaale ku bixinayo Warbaahinta hadal qoraalka ah gaar ahaan Wargeysyada iyo Mareegaha ee...
Faysal Cali Waraabe Oo Go’aankii Guddida Diiwaangelinta Tafsiir Sharci Ka Qaatay
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal CaliI Waraabe, ayaa go'aansaday inuu dacawadii u dhaxaysay Musharraxa Madaxweyne ee UCID Jamaal Cali Xuseen oo dhawaan guddida...
Ciyaaryahan Hore Uga Tirsanaa Xulka Turkiga Oo Lagu Eedeeyay Afgambigii Fashilmay
Hargeysa (SL.Post) Halyeygii hore ee xulka qaranka Turkiga Hakan Sukur, ayaa lagu soo eedeeyay inuu qayb ka ahaa afgambigii fashilmay ee bishii la soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

