“Mar Kasta Waxaan Idhaahdaa Somaliland, Waxa Kuraasta Loo Kala Badsaday Sidii Loo Kala Hor-iimaansaday” Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay isku shaandhaynta Madaxweynaha Somaliland ku sameeyay Xukuumaddiisa, waxaanu sheegay inuu...
Xildhibaan Xoog Oo Dhaliilo U Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka mid ah guddida arrimaha guddaha ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay inuu nadiyayo Xeerka Booliska...
Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Doorashadu Wakhtigeeda Ku Qabsoonto
Hargeysa (SL.Post) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xukuumada ugu baaqay inay doorashooyinka ku qabato wakhtigii loo qoondeeyey. Gudoomiye Cirro...
“Xilku Waa Meerto, Wanaag Baanan U Arkaa In La Ii Magacaabo Gobalka Sool” Ramaax
Hargeysa (SL.Post) Badhasaabkii hore ee Gobalkii Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, oo hadda Madaxweynuhu u magacaabay Badhasaabka Gobalka Sool, ayaa sheegay inuu aad ugu...
Muwaadin Hindisay Wershad dalka gudaheeda lagu sameeyeeyey oo Baaq u diray bulshada iyo Xukuumadda Somaliland
HARGEYSA (SLpost)- Wershadii ugu horreysay nooceeda oo soo saaraysa noocyada kala duwan ee Kara-shaharka (dhagxaan la burburiyey) loo isticmaalo dhismayaasha isla markaana laga hirgeliyey...
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Xilal Cusub Magacaabay
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa magacaabay xilal cusub oo xibigiisa ah. Halkan ka dheeho xilalka Guddoomiye Cirro. Somalilandpost.Hargeysa
Garoowe: Ilaalada Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo La Wareegay Xarun Xawaaladeed
Garoowe (SL.Post) Ciidamada ka tirsan kuwa ilaaliya Madaxweyne ku-xigeenka mamulka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa maanta la wareegay xarunta weyn ee ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

