Monthly Archives: July, 2016

spot_imgspot_img

Wadaadoow Kootaduna Waa Xaaraan Sida Ribada Oo Kale – W/Q: C/raxmaan Cadami

Shaki kuma jiro in ay Ribadu Xaaraan tahay sida Ilaahay faray umadda muslimka ah ama uga digay in lagu macaamilo, waxa kale oo xaaraan...

Turkiga: Maxaa Ka Dhab Ah Inqilaabka Dhicisoobay?Qaybta Kowaad – Qallinkii Xassan Cumar Hoorri

Maxaa Dhacay? Habeenkii Jimacaha, qaybo ka mid ciidamada qalabka sida ee dalka Turkiga ayaa ku dhawaaqay in ay afgembiyeen xukuumaddii ka dib markii ay Madaxweyne...

Dharaaro Xusuustood – Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 49aad

‘Lahashada naftaydiyoo Caqligaa legdamayee…’ Xasan Sheekh Muumin   “A little cloud” oo macno ahaan ku noqonaysa Af-Soomaali; “Daruur Yar” James Joyce   James Joyce oo ahaa qoraa caan ah oo u...

Suldaalka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Kaftan Siyaasadaysan Ku Duray Muj: Musae Biix

Suldaanka guud ee beelaha sacad muuse oo erayo kaftan iyo caqli celin isugu jira  ugu duur xulay  gudoomiyaha xisbul xaakimka kulmiye mujaahid muuse biixi https://www.youtube.com/watch?v=HVua7l2_pSQ&feature=youtu.be

Faysal Cali Waraabe Oo SHirkii Masalaha Ku Tilmaamay Mid Aan Munaasib Ahay

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa shirkii   Garxajis ku tilmaamay mid soo noolaynaya fidmadii  dhowr iyo sagaashankii  isla...

Dadwaynaha Reer Caynaba Oo Loogu Baaqay Inay Isdiiwaan Galiyaan

Dadwaynaha ku dhaqan magaalada caynaba iyo nawaaxigeeda oo loogu baaqay inay qaataan kaadhka cod bixinta doorashooyinka oo diiwaan galintiisu ka socoto guud ahaanba  gobolada...

Gudomiye Ciro Oo Ka Qeyb Galay Caleemo Saar Loo Sameeyey Suldaanka Guud Ee Beesha Guuyoobe ( Ciida-Gale )+Sawiro

Hargeysa (slpost):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee  Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro isla markaan ah gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu maanta ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img