Monthly Archives: July, 2016

spot_imgspot_img

DAAWO Sheekh Aadan-Siiro oo ka hadlay Afgembigii Turkiga iyo Qaddiyadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee maanta kaga hadlay Xaaladda Dunida Muslimiinta ee Xilligan iyo Afgembigii Dhicisoobay...

Sababtee Loo Takooray? – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Dhaqanka Soomaalida qaybtiisa ku saabsan sinnaanta bulshada iyo xulshada geyaan aad iyo aad buu u foolxun yahay, marka laga eego qaabka loola dhaqmo bulsha...

Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Kulan Laqaatay Isuduwayaasha Wasaaradaha

Gudoomiyaha gobolka togdheer oo maanta kulan laqaatay isuduwa yaasha wasaaradaha gobolkaasi kulankaasi oo ahaa mid ay iskaga xaal waraysanayeen marxaladaha uu marayo gobolku https://www.youtube.com/watch?v=S5IstDJl5z0

Laascaanood:Ciidanka Qaran Somaliland Oo Soo Qabqabtay Dablay Hubaysan

Ciidamada qaranka jamhuuriyada somaliland oo magaalada laascaanood kusoo qabqabtay dablay beeleedyo hubaysan https://www.youtube.com/watch?v=UG67fqdusGI

Qunsulka Turkiga U Jooga Hargaysa Oo Ka Hadlay Nile Academy+Baasboorka Somaliland+ Wada Hadaladii

Qunsulka wadanka turkiga u jooga somaliland oo ka hadlay arimo ayka mid yihiinHada waxbarashada ee Nile Academy baasboorka somaliland inturkiga lugu tagi karo iyo...

Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Afgembigii Dhicisoobay ee ku dul-qabsaday dalka Turkiga

Madaxweynaha Somaliland oo muddo todobaad ah kaddib dalka dib ugu soo laabtay Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta dalka dib ugu...

Go’aamo ka kooban 7 Qodob oo Guddiga Diiwaangelintu ka soo saaray Dacwaddii Khilaafka xisbiga UCID

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta axsaabta Qaranka, ayaa maanta ku dhawaaqday go'aamo ay ka gaadhay dacwadda looga gudbiyey khilaaf siyaasadeed oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img