Monthly Archives: July, 2016

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Ururka KHAYR IYO BARAKO oo koob guddoonsiiyay Madaxa Xidhiidhka Kubadda Koleyga ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Khayr iyo Barako, Xasan Cumar Hurre, ayaa maanta koob guddoonsiiyay Madaxa Xidhiidhka Basketka Somaliland Maxamuud Xasan Cabdillaahi (Qodax). Guddoomiyaha Ururka Khayr...

“Reer Ceel-Afweyn waa daw inay nala Xisaabtamaan Anaguna (Xukuumadda) waanu Xisaabtamaynaa” – Wasiirka Madaxtooyada JSL

Ceel-Afweyn (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey degemada Ceel-afweyn ee...

AWR-BOOGAYS: Xukuumadda Somaliland oo Gogol-nabadeed u furtay laba Beelood oo Shaqaaqo dhex-martay

AWR-BOOGAYS: Xukuumadda Somaliland oo Gogol-nabadeed u furtay laba Beelood oo Shaqaaqo dhex-martay Awr-boogays (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta Deegaanka Awr-boogays...

Guddoomiyihii Warbaahinta Somaliland TodayGuddoomiyihii Warbaahinta Somaliland Today oo Xabsiga loo taxaabay Oo

Hargeysa (SLpost) Guddoomiyihii Warbaahinta Somaliland Today Media Group Muniir Axmed Cigaal ayaa Ciidamadda Booliska waxa ay sifo sharcidaro ah ugu taxaabeen mid kamida Saldhigyadda...

Hay’adda Waddooyinka Somaliland oo lagu wareejiyey Gaadiid iyo Agab Cusub

munaasibad si heer sare ah loosoo agaasimay isla markaana lugu soo bandhigayay gaadiid cusub oo tiradiiso aad u badnay oo loo qorsheeyay in ay...

Madaxwayne, Degmooyinka cusub ee aad magacawday waxa ay khilaafsan yihiin (Xeer Lr.23/2002) – W/Q. Khadar Aar

Waxaa dhawaan Madaxwaynaha Somaliland uu digreeto Madaxwayne kusoo saaray degmooyin cusub,kuwaasi oo qaar ka mida la odhan karo waxa ay baal-marsanyihiin hanaanka iyo horu'socodka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img