HomeGudomiye Ciro Oo Ka Qeyb Galay Caleemo Saar Loo Sameeyey Suldaanka Guud...

Gudomiye Ciro Oo Ka Qeyb Galay Caleemo Saar Loo Sameeyey Suldaanka Guud Ee Beesha Guuyoobe ( Ciida-Gale )+Sawiro

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (slpost):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee  Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro isla markaan ah gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu maanta ka qeyb galay caleemo saar loo sameeyey suldaanka guud ee beesha Guuyoobe (Ciida-Gale)

IMG_3310

Gudoomiyaha oo saaka subax safar kaga jarmaadey magaalada Hargeysa ayaa waxaa safarka ku  wehelinayey saraakiil sar-sare oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI,waxaana ay ka qayb galayeen caleemo saarka Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Cabdilaahi (Galaal),oo lagu caleemo saarayo tuulada Qotondabo ee bariga magaaladda Hargeysa.

IMG_3152

Wefdigan uu hoggaaminayo guddoomiye CIRRO,ayaa waxay soo dhaweyn ballaadhan kala kulmeen shacabka tuulada Qotton-dabo,waxaana ay ku soo dhaweeyeen caleemo qoyan.

Salaadiin,Wax-garad iyo cuqaal ku soo dhaweeyey guddoomiye Cabdiraxmaan CIRRO,iyo wefdigiisa tuuladaasi ayaa u galbiyey goobta uu ka dhacayo caleemo-saarka Suldaanka Guud ee Beelaha Maxamed Daa’uud (Guuyoobe),oo ka dhaceysa deegaankaasi ee Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Cabdilaahi (Galaal).IMG_3131

Gudoomiyaha oo madashii ay xaflada caleemo saraaaku ka dhaceysay hadalo kooba ka yidhi ayaa waxaa uu suldaankan da dayar alleh uga baryey in uu ku asturo xilkaas maanta loo comaamadey waxana uu yidhiIMG_3267

“Waxaan alleh ka baryaaya in suldaan Maxamed Cadilaahi in alleh u naxariisto suldaanka cusubna dar daaran odhan  maayo oo intii la yidhi baa ku filan odeyaal  iyo waayo arag baa hadley .

Ibraahim na waan la qabaa oo da,yaraan ma jirto basle in gacanta la qabto waa waajib  markaa munaasibadu maadama oo munasibad dhaqan tahay wax  kale anigu ku dari maayo maanta ” ayuu yidhi Gudoomiye Ciro

IMG_3152 IMG_3131 IMG_3116 IMG_3113 IMG_3109 IMG_3102 IMG_3076 IMG_3073 IMG_3062 IMG_3055 IMG_3047 IMG_3046 IMG_3042 IMG_3039 IMG_3032 IMG_3028 IMG_3023 IMG_3016

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories