Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo go’aan ka soo saartay Caleemo-saarka Madax-dhaqameedka iyo kuwa ay u oggoshahay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa gebi ahaanba mabnuucday caleemo-saarka madax-dhaqameedka Cusub, sida lagu sheegay war-qoraal ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha...
“Sababta Aan U Tagi-waayay (Maraykan), Waxa Weeyaan Hawllahayga Ii Yaala Ayaa Ka Badan” Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost) Musharraxa Madaxweynaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ahna Guddoomiyaha xisbiga, ayaa ka hadlay warar sheegay in loo diiday fiisaha...
Maamulka Galmudug Iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Xal Ka Gaadhay Colaad Ka Dhacday Deegaanka Dac-dheer
Hargeysa (Slpost) Magaalada Jig-jiga ee caasimadda Dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya, ayaa waxaa maanta lagu saxeexay heshiis laga gaadhay Colaadihii ka dhacday deegaanka Daac-dheer oo ku yaalla...
Guddida Diiwaangelinta Ururada Oo Digiin U Dirtay Garabyada Xisbiga UCID
Hargeysa (SLpost) Guddida Diiwaangelinta Ururada iyo ansixinta Axsaabta qaranka Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Cabdirisaaq Ciyaale), ayaa digiin u diray labada garab ee xisbiga UCID ee...
Xuska Sannad-guuradii 14-aad Ee Madaxweynihi Hore Somaliland Oo Khamiista La Qabanayo
Hargeysa (SLpost) ALLE ha u naxariiste waxa ay maanta ku beegantahay sannad guuradii 14aad ee ka soo wareegtay geeridii Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Eheladii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Shidde X. Diiriye
Hargeysa (Slpost) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaaya magaciisa, kan dawladda iyo ka shacbiga Somalilandba, waxa uu tacsi u dirayaa...
Nuxurka War-murtiyeed Uu Soo Saaray Ururka Suxufiyiinta Ee SOLJA
Hargeysa (SLpost) Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu maanta oo ah 3-May-2016-ka oo ku beegan xuska maalinta Madax banaanida Saxaafadda Caalamka Hambalyo u dirayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

