Monthly Archives: May, 2016

spot_imgspot_img

Guddoomiye Cirro Oo La Kulmay Guddoomiyaha Guddida Afrika Ee Congresska Maraykanka Iyo Qodobada Ay Ka Wada-hadleen

  USA (SLpost)  Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro,  ayaa kulan la qaatay Christopher H. Smith oo ah Guddoomiyaha Guddida Afrika u qaabilsan...

“Diiwaangelintii Cod-bixiyayaasha Gaabis Ayaa Ka Muuqda, Shacabka Waxaan Leeyahay Ka Feejignaada Qabyaalada” Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan

Hargeysa (Slpost) Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay Diiwaangelinta ka bilaabantay Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu sheegay...

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Xukuno Ku Riday Salaadiin

  Hargeysa (Slpost) 14 qof oo saddex ka mid ahi madax-dhaqameed yihiin, ayaa Maxkamadda Hargeysa ku xukuntay xadhig iyo ganaax lacageed oo kala duwan, magaalada...

Djibouti  Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Casuuntay Caleemo-saarka Madaxweyne Geelle

  Hargeysa (Slpost) Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ku casuumay xafladda caleemo saarka iyo dhaarta Madaxweynaha Djibouti oo...

Hargeysa:  Booliska Oo Qabtay Magafayaal Dad Tahriibinayay

  Hargeysa (SLpost) Taliyaha Ciidamada Booliska Somalilad Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen 22 qof oo ku eedaysan inay dadka...

Maamulka Dekeda Berbera Oo Warbixiyay Dhaqangalka Heshiiskii Isticmaalka Dekeda Berbera Ee  Dhex-maray Somaliland Iyo Itoobiya

Berbera (SLpost) Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor), ayaa ku dhawaaqay Digreeto uu Madaxweynahu ku dhaqan gelinaayo heshiiskii adeegsi ee...

Taliska Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Xadhiga Sheekh Aadan Sune

  Hargeysa  (Slpost) Taliska Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay xadhiga Sheekh Aadan Sune oo ka mid ah Culimada Somaliland, kaas oo ay xalay Ciidamada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img