Monthly Archives: April, 2016

spot_imgspot_img

Dr. Cumar Cilmi Dixood Ayaa Ku Geeriyooday Gurigiisa Habeenimadii Xalay Ahayd

  Hargaysa(Slpost):-Waxa goor dhawayd magaalada Hargaysa ku geeriyoodday Dr. Cumar Cilmi Dixood oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta waa wayn ee Somaliland,kadib markii uu u geeriyoodday...

Somaliland Imisa Ayey Ku Jabtay Go’aamo Aan Laga Fiirsan Oo Qiiro Ku Dhisan Cabdiraxmaan-cadami

Todobaadkii hore Hotel-ka Maansoor waxaa laga furay shir muhiim ah oo ujeedadiisu ahayd in lagu dajiyo siyaasada cusub ee wasaraada waxabrashada JSL sanadaha soo...

Daawo:-Koreynl Bashiir Maxed Xirsi oo kashifay siro badan oo khaatumo ah iyo Sida Awoodoodu U Sii Liciifayso

Buuhoodle(Slpost)-waxa maalmahanba soo baxaayay wararka khilaaf iyo isqabqabsi soo foodsaaray kooxda Khaatumo oo mucaaradka ku ahayd Somaliland. https://youtu.be/GCaCGAgRpO4

Maansada ‘’BAAHA’’(Cali Ileeye)

Maansadan Baaha, waxa tiriyay abwaan Cali Sheekh Maxamed Cabdi (Cali Ileeye), waxaanu ka hadlayaa xaaladda abaareed ee dalka ka taagan isagoo shacabkana ugu baaqaya...

Prof Samatar Iyo Dr Maxamed Cabdillaahi Oo Ka Cudur Daartay Ka Mid Ahaanshaha Gudiga Aqoonsi Raadiska

Hargeysa(Geeska)-Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo ahaa wasiirkii hore ee khaarajiga, ayaa si rasmi ah uga cudur daartay inay ka...

Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Raaligalin Ka Bixiyay Lacagta Dawlada Ee Uu Guriga Ku Dhistay Sheegayna Inuu Bixinaayo Lacagtaas

Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa sheegay inuu raali gelin ka bixinayo arrinta loo heystay ee lacagaha malaayiinta dollar ah ee uu ku...

Daawo”Faysalow ayaan wacad alle ku qabane wacadkii aad gashay ha ka bixin laakiin dhagta kale shaydaanbaa wax kaga haya” Cali Guray iyo Masuuliyiin Kale...

Hargeysa(Slpost)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga Ucid Cali Guray, gudoomiyaha golaha dhaxe iyo Maxamed Haaruun oo ka mid ah xisbiga Ucid ayaa ugu baaqay gudoomiye Faysal...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img