Monthly Archives: April, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Cawke Ayaa Alle Hawnaxariistee Koob Lagu Xusayay Lugu Soo Gabogabeeyay Gabiilay

gabiilay(Slpost)-Wariyahii ruug cadaaga ahaa Axmed Xasan Cawke ayaa koob lagu xusaayay Alle hawnaxatiistee lagu qabtay magaalada Gabilay ee xarunta gobalka Gabiilay. https://youtu.be/7qMpc5DZx3o

Daawo:-Taliska Ciidanka Qaranka Oo Deeq Lacageed Gaadhsiiyay Gudida Abaaraha

Hargeysa(Slpost)-Taliyaha ciidamada qaranka iyo wasiirka gaashandhiga ayaa si rasmi ah ugu weerjiyay gudida abaaraha qaranka lacag ay kaga qaybqaadanayaan ciidamadu taakulaynta dadka abaaruhu saameeyeen. https://youtu.be/8YQk-3JxZ44

Daawo:-Cuqaasha Hargeysa Ayaa Taageeray In Diiwaangalinta La Hakiyo Oo Dadka Abaaraysan La Taageero

Hargeysa(Slpost)-Odayaasha iyo waxgaradka gobalka Maroodi-jeex ayaa teegeeray in diiwaangalinta la hakiyo si taageero loogu muujiyay dadka abaaraysan ee reer Somaliland oo haatan u baahan...

Warka Xildhibaanada Golaha Wakilada Oo Loosoo Gudbiyay Hakintii Diwangalinta Iyo Waxkabadalka Xeerka Diiwaangalinta

Hargeysa(Slpost)-Xildhibaanada fgolaha wakiilada ayaa laga hor akhriyay in dib loo habeeyo xeerka diiwaangalinta doorashooyinka oo madaxweynuu uu u soo gudbiyay. https://youtu.be/Fw1FPB7TX-8

Ururka Argagixisada Ah Ee Al-shabaab oo Toogtay Nin U Dhashay Tansaaniya Oo Ay Sheegeen Inuu Basaas Ahaa

Jidib(Slpost)-Xarakada Al-Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, waxa ay meel fagaare ah galinkii danbe ee shalay ku toogatay nin la oran jiray...

Daawo:-Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inay Ucid Ka Saarayaan Cali Guray Dhaliil iyo Cayna Isugu Daray

Hargeysa(Slpost)-Faysal Cali Waraabe ayaa gudoomiyaha sadexaad ee xisbig Ucid Cali Guray ku tilmaamay mid lacag lagu iibsado oo uu isagu u naxariistay xisbiga Ucidna...

Daawo:-Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Ku Baaqay In Aan Abaaraha Tafaraaruq Lagu Qaabilin

Hargeysa(Slpost)-Wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ayaa ku dhawaaqay in haatan loo baahan yahay in loo idoobo sidii abaaraha loo qaabili lahaa isla...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img