HomeMadaxweynaha Koonfur Afrika Oo Raaligalin Ka Bixiyay Lacagta Dawlada Ee Uu Guriga...

Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Raaligalin Ka Bixiyay Lacagta Dawlada Ee Uu Guriga Ku Dhistay Sheegayna Inuu Bixinaayo Lacagtaas

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa sheegay inuu raali gelin ka bixinayo arrinta loo heystay ee lacagaha malaayiinta dollar ah ee uu ku dayactiray gurigiisa gaarka ah.

Zuma ayaa sheegay inuu u hoggaansami doono go’aanka maxkamadda oo ku amartay inuu bixiyo lacagta malaaytiinta dollar ah ee ay ku xukuntay maxkamadda ugu sareysa Koonfur Afrika.

Shalay ayaa maxkamaddu waxay sheegtay Madaxweyne Zuma si khalad ah u isticmaalay lacagtaasi isla markaana uu bixiyo dhamaanteed.

Madaxweyne Zuma ayaa arrintan kaga dhawaaqay telefishinka dalkaasi oo uu si toos ah uga hadlayay.

Zuma waxa uu sheegay inuu soo dhaweynayo go’aankii maxkamadda isla markaana uu u hoggaansamayo.

Xisbiga ka talinaya dalkaasi ee ANC ayaa sheegay in uu rumaysanyahay in Mr Zuma uusan u bareerin in uu ku xadgudbo qaanuunka dalkaasi, waxuuna ku gacan sayray baaqa mucaaradka ee ah in madaxweyne Zuma uu iscasilo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories