Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Qalafsan Ee Dhalinyarada Somaliland Ku Gadaaman
Hargeysa(Slpost)-Garabka dhallinyarada heer-qaran ee xisbiga WADDANI, wuxu walaac xoog leh ka muujinayaa xaaladda ay ku sugan yihiin dhallinyarada Somaliland oo muddooyinkii danbe si aad...
Daawo:-Biriishka Weynaa Ee Hargeysa Oo Dhaawac Ka Soo Gaadhay Daadadka iyo Wasiirka Hawlaha Guud Oo Balanqaaday Dhismihiisa
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka hawlaha guud iyo maareeyaha haayada wadooyinka ee dalka ayaa booqday biriishka koowaad ee magaalada Hargeysa oo daadadkii maraayay uu dhaawac weyn ka soo...
SOWDIGAA BALNTII KA BAXAY. SHEEKO XIGMADAYSAN
sadex nin baa is raacay waxaynu isku raceen meel u jirta ilaa 45 kilomitir waxay kalaheen aroor hore ninkastana wxuu habenkii sii diyaarsaday sahaydiisii...
UN oo cambaareysay hadallada Donald Trump
Madaxa arrimaha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobeey ayaa waxa uu weerar afka ah ku qaaday musharraxa ugu cadcad xisbigaJamhuuriga ee Donald Trump. Waxa uu sheegay...
Dhulgariirkii Labaad Oo Saacado Gudahood Ku Dhuftay Dalka Jaban Dhimashada iyo Dhaawaca Uu Sababay
Japan(Slpost)-Dhulgariir aad u xoog badan ayaa ku dhuftay magaalo lagu magacaabo Kumamoto oo ku taalla dalka Japan, halkaas oo saacado ka hor uu ka...
Daawo:-Wasiika Maaliyada Oo Raashin Gaadhsiisay Dad Lagu iyo Lo Lagu Xanaaneeyo Hargeysa Oo Abaaruhu Soo Barakiciyeen
Hargyesa(Slpost)-Wasiirka maaliyada dalka Samsam Cabdi Aadan ayaa raashin gaadhsiisay xoolo lo ubadan iyo dad ku soo barakacay waqooyiga magaalada Hargyesa kuwaas oo ay dhulkoodii...
Daawo:-Dooxa Arabsiyo Oo Gaadhi Nooha Ah Qaaday iyo Dhimashada iyo Dhaawaca Ka Dhashay
Gabilay(Slpost)Iyada oo lagu gudo jiro xili roobaadkii ayaa dooxa arabsiyo uu qaaday gaadhi nooho ah kaas oo uu hal qof ku dhintay sida oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

