HomeDhulgariirkii Labaad Oo Saacado Gudahood Ku Dhuftay Dalka Jaban Dhimashada iyo Dhaawaca...

Dhulgariirkii Labaad Oo Saacado Gudahood Ku Dhuftay Dalka Jaban Dhimashada iyo Dhaawaca Uu Sababay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Japan(Slpost)-Dhulgariir aad u xoog badan ayaa ku dhuftay magaalo lagu magacaabo Kumamoto oo ku taalla dalka Japan, halkaas oo saacado ka hor uu ka dhacay mid kale oo ay ku dhinteen ugu yaraan 9 qof.

Dhulgariirka oo heerka cabirkiisa lagu qiyaasay 7.1 waxa uu dhacay xilli aroor ah.

jaban

Wararka laga helayo Japan waxa ay sheegayaan in dhibaato baaxad weyn leh inuu dhulgariirka geystay.

Sidoo kale in korontada ay ku gubatay xaafadaha, dhismayaasha na way dumeen, sidoo kale cisbitaal ayaa dadkii laga saaray kaddib markii uu dildilaacay dhismaha.

Dad badan ayaa waxaa ku dumay dhismayaasha, ugu yaraan 19 qof ayaana ku dhimatay,qiyaastii 1000 qof oo kalena cisbitaallada ayaa la seexiyay.

Muuqaallo laga baahiyay TV-ga NHK ee dalka Japan waxa ay mujinayaan sida ay dhulka iyo dhismayaasha u ruxmayeen.

Ra’iisul wasaare Shinzo Abe waxa uu sheegay in dadka lagu wargelindoono sida ay wax u dheceen.

Waxa uu sidoo kale amray in dhammaan saraakiisha ay quseyso ay sidegdeg ah xaaladda u qiimeeyaan, si howlaha gurmadka loo billaabo.

Gavin Hayes oo ka tirsan xarunta sahanka dhulka ee Mareykanka ayaa waxa uu BBC-da u sheegay in dhulgariirka dambe uu dhabarjab ku yahay howlihii gurmadka loogu fidinaayay dadkii uu kii hore saameeyay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories