HomeSOWDIGAA BALNTII KA BAXAY. SHEEKO XIGMADAYSAN

SOWDIGAA BALNTII KA BAXAY. SHEEKO XIGMADAYSAN

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
blank

sadex nin baa is raacay waxaynu isku raceen meel u jirta ilaa 45 kilomitir waxay kalaheen aroor hore ninkastana wxuu habenkii sii diyaarsaday sahaydiisii uu jidka kusii cuni lahaaa aroortii makray gaadhay baay lugeyeen waxayna ku balameen in sadex xaraf ay ilaashaan in digtooni la yeehso, in dulqaad la yeesho iyo in dedaal la muuujiyo inta safarka lagu guda jiro ninkastan wuxuu yidhi waan ilalinaa sadexdaa xaraf dabadedan socodkoodi baay bilabeen iyagoo taabacaaya midba midka kale isleeyahay ka dheeray in yar markay socdeen baa mid yidhi war socodka wax ha laga badalo cadceeduna waay kulushaheee dabadedana labadii kala yidhi war ma inagaa waxbaba soconay meeyay dedalkynu ku
balanay sowdiga durba fadhiid noqoday markasu yihdi waayahae ina wadsha waay socdeeen cabaaro ilaa 20 kiloo mitir markay socdeen baa mid kamid ahi wuxu araky ceel biyo ah dabadeedan waa ku cararay oo waa cab bu is yidhi markasy ragii ku dhaheen war meeday digtonidii aynu ku balanay markasu yidhi biyuhu awal may ku jireen digtoonidu marksaa la yidhi haa kabacdina celkii bay dulistageen waxana agtisa ka egeen dad u dhow oo ay waydiyeen in biyahay ceelka la cabo iyo in kale

waxana loo sheegay in biyaha ceelka la cabo markasay cabeen biyhii qaaybana ay caagado ku shubteen socodkoodina halkii bay ka sii wadeeen xogaa makray socdeen baa mid kam mid ahi yidhi war aynu yar seexano xogaaa nafta ha cadibina markasa labadi kale kasoo hor jeesatay oo tidhi war dulqadkii meeyey markasuu yidhi awal dulqaadku miyuu ku jiray ha baa la yidhi ee ina wadi dabadeedan way socdeen oo halkii bay lugtoodi kasii wadeeen

xogaa markay socdeen baa mid baa arkay laan saytuun ah oo beer kasoo laalaada markasu ku orday oo is yidhi cun dabadedna mid baa ku qayliyay oo yidhi war aaway digtoonidii meeshi iyagoo haysta baa islaan soo hor istaagtay makrasu mid yidhi beertan yaa le markasay tidhi caruur agoon ah baa leh waliba aad u yar yar markasa la yidhi inaga wadsha waau socdeem xogaa maraky socdeen baa waxaa dhafay nin ordaya oo qori sita dhoowr sacadood ka bacdi baa askar u timi oo tidhi nin ma aragteen qori sita dabadedna mid baa yidhi haduu na dhaafay dabadedna ina wadsha baa layidhi anaga idin soo celin doneee ragii gahdhigi askarta la saray dushii bay ku murmeen oo mid ba ayidhi war aaway digtonidii aynu ku balanay xagaad boliiska afka nooga galiskay 5 kiloomitir baa noo hadhsanaaye ragii oo murmaya baa xabad qabsatay dabadedna labaa dhaawacmay midna waa suuxay dabadena meshii ay ka yimadeen oo magaalo wayn ah baa loo ceshay cusbitaal baa la geeyay markay soo tooseen mid baa yidhi xagaanu jognaa dabadedna waxaa la yihdi magaladad ka timadee baad jogtaan……………………. asxaabta balantu waa qaali ha la ilaasho. wixi lagu balamo………………………

 

All Mahd leh

By  Xamse Xaaji Cabaydh

Student: At Amoud University

Bachelor Scinece: Bio/Agriculture major Agriculture

Dibloma: English

Email: xxcabaydh2@hotmail.com

Tell: 4205089

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories