Monthly Archives: April, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Islaan 80 Jir Ah Ilma Yar iyo Laba Wiil Oo Ay Toogteen Ciidamada Amisom

Buulamareer(Slpost)-Ciidamada AMISOM ayaa deegaanada buulamareer waxa ay ku toogteen silaan waayeel ah inaanyar oo way ayeeyo u tahay iyo laba wiil oo cisbitaal ku...

Pope Francis oo qaxootiga Lesbos booqday

Baadariga u wayn mad'habta Kaatoliga Pope Francis, ayaa booqday xarun lagu hayo dadka soo galootiga ah oo ku taala jasiiradda Lesbos ee dalka Giriigga,...

Xildhibaannadii UK Ee Somaliland Timid Oo Warbixin Bani’aadanimo Ka Qortay Wixii Ay Aragtay, Baaqna U Dirtay Dalkeeda Iyo Dunida

London (SLpost)- “Toddobaadkii hore waxa aan joogay Somaliland, oo ku taalla geeska Afrika, halkaas oo ay ka jirtay abaar aad u ba’an oo khatar...

Maayarka Caasimada Hargaysi Ma Geyo Aflagaado W/Q: Kamaal Xassan Isaaq

Nin abwaana baa yidhi . Afku erayga khayrka leh haddii aanu odhanayn inuu aamusaa u wacan” nin kale oo aanu saaxiib nahay oo la yidhaa  C/raxmaan sh. Cilmi...

Haayada FAO Oo Somaliland U Balanqaaday Dib U Xoolaynta Dadkii Abaaruhu Ay Caydheeyeen iyo Taageerida Beeralayda

Hargeysa(Slpost)-Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wakiilka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Richard Trenchard ee Hay’adda...

Daawo:-Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Ayaa Dalka Ku Soo Laabtay Khudbadna Jeediyay

Hargyesa(Slpost)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan Ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu safar arimah xisbiga la xidhiidha ku tagay dalka...

Xildhibaan Bukhaari oo Ka Hadlay Xeer Maanta Golaha La Horkeenay Oo Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Ka Dareeray

Hargeysa(Slpost)-Xildhibaan Bukhaari oo lagu yaqaan xildhibaan dhanka dawlada aad ula shaqeeya ayaa maanta ka hadlay xeer golaha wakiilada la horkeenay kaas oo ay ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img