Daawo:-Golaha Wakiilada Oo Sheegay Inay Lacag Badan Kaga Qaybqaateen Abaaraha Dalka
Hargeysa(Slpost)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay inay kaga qaybqaateen abaaraha dalka lacag qaadhaan ah oo aad u badan. https://youtu.be/9MQSetNzvTM
Daawo:-Somaliya Oo Qaadka Cashuur Ku Kordhisay Si Loo Joojiyo Ugu Danbaynta iyo Dad Ka Mudaharaaday
Muqdisho(Slpost)-Dawlada Somaliya ayaa bilaabaysa inay qaadka ka joojiso dalka waxaanay haatan qaaday talaabo taas oo ah in cashuurta lagu kordhiyay. https://youtu.be/zoeGb1FdRwQ
Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalacsiiyay Laba Askari Oo Dad Rayid Ah Dilla Daadad Kaga Badbaadiyay
Hargeysa(Slpost)-Labadan askari ayaa mid walba la siiyay xidhig kadib markii midkood uu u huray naftiisa dad rayid ah oo daad ay ku qaadeen magaalada...
Daawo:-Ceelbiyood Laba Caruur Ah Ku Liqay Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Slpost)-Ceelbiyood ku yaala Hargeysa ayaa liqay laba caruur ah mid ka hore labada caruur ah ayaa ceelka ku dhacay kadiba waxa is badbaado haan...
Madaxweynaha Brazil Oo Xilka Laga Tuurayo iyo Xaalada Siyaasadeed Oo Murugsan
Brazil (SLpost)-Guddi ka tirsan congress-ka Brazil ayaa ku taliyay in xilka laga qaado madaxweynaha dalkaasi Dilma Rousseff, ayada oo baarlamaanka waddankaasi uu todobaadka soo...
FAAIDOOYINKA BEED KA LAGA HELO
Beed ama (ukun) sidaad utaqaanaba wa xaa dhala ama laga helaa xayawanada nooca looyaqaano shinbiraha noocyadooda kala duwan iyo qaybo kamidaa xamaratada sida yaxaaska...
LABA DARANLEY (MAANSO)
LABA DARANLEY (Maanso) Waxaad ku duceysateen, Wuxuu geystaa ka daran, Waxaa ka duceysateen. Intuu daad qaaday shalay, Ayaa dar Allee ka badan, Abaartu intay dishee, Miyaan la dareensanayn. Weliba aan kuugu daro, Dorraad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

