INTA CADDAALAD DARO JIRTO QABYAALADI WAY JIRAYSAA !
Waa laba eray oo aad u kala fog ,waa laba eray oo macnayaal kala duwan leh , marka aad mid mashaqana wax badan oo...
Hogaamiyihii Mucaaradka Koonfurta Suudaan Oo Dalkiisa Ku Laabtay Laba Sano Oo Dagaalo Ah Kadib
Hargeysa(Slpost)-Hogaamiyaha mucaaradka ee South Sudan, Riek Machar, ayaa dalkiisa kusoo laabtay si uu ula wareego jagada cusub ee ah madaxweyne ku xigeenka. Tani ayaa ah...
QISO RUN AH OO KADHACDAY MAGALADA HARGEYSA
Goor sheegtu waxay tilmaamaysaa kudhawaad 3:40pm waa casar ay milicdu aad ukulushahay daruuro hogolo ah oo teel teel ah ayaa cirka ka muuqda waxaanu...
Wasiirka Arimaha Gudaha Warancade oo Si Quruxbadan Uga Sheekeeyay Libaaxydiisa Isaga Oo Dhextaagan iyo Waxyaabaha Uu ka Sheegay Farxada,Cadhada iyo Saaxiibtinimadiisa
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa si quruxbadan uga sheekeeyay cadhada, farxada iyo saaxiibtinimada libaayada uu rabeeyo, waxa uu ka hadlay macaalmika ay...
Ceelasha Biyaha Shiinaha Oo Dhamaantood Lagu Tilmaamay Kuow Wasakhoobay
Shiinaha(Slpost)-Baaritaan lagu sameeyay biyaha Shiinaha, ayaa lagu helay in in ka badan siddeetan boqolkiiba biyaha ceelasha inaysan nadiif ahayn oo aan la cabi karin...
Daawo:-Kulan Dhexmaray Bahda Cadaalada Iyo Dawlada Hoose Ee Hargaysa iyo Maxkamadaha Oo Doonaya Inay Beegsadaan Dadka Dawladaha Hoose Ka Sameeya Wax Isdaba Marinta
Hargeysa(Slpost)-Bahda cadaalada iyo dawlada hoose ee Hargeysa ayaa kulan ka yeeshay sidii labada dhinac ay uga wada shaqayn lahaayeen arimaha cadaalada https://youtu.be/QsSlUQHG4kA
Somaliland
Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland Iyo Muddo Kordhin Mar Labaad Loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(SLpost)-Wadamada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ee maalgeliya doorashooyinka iyo diiwaangelinta Somaliland, ayaa aad uga walaacsan dib u dhac ku yimaada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

