HomeFAAIDOOYINKA BEED KA LAGA HELO

FAAIDOOYINKA BEED KA LAGA HELO

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Beed ama (ukun) sidaad utaqaanaba wa xaa dhala ama laga helaa xayawanada nooca looyaqaano shinbiraha noocyadooda kala duwan iyo qaybo kamidaa xamaratada sida yaxaaska iyo nooyakalo badan lkn waxaaan ka yar hadlayaa nooca beedka ah ee bini adamku uu cuno (human consumption ) waa beedka aynu ka helno digaaga ama shibiraha qaar sida digirin digaaga oo qaybo badan oo dadka kamid ahi ay cunaan sida dadka kunool miyiyada iyo qaybo kamidaa dadka dhaqda shinbiraha ee dunida ku dhaqan, beed inyar oo dadka kamid aha ayaa taqaana beedka oo cunta aduunka intiisa abdana cuntada ugu badan ee la sameeyo waxay ka koobanthy qeybteeda badani beed. Waayo xadi badan oo nafaqo ah ayaa uu ka koobanyahy oo cuntooyinka kale uu dheeryahay.

maxaaynu kanaqaana ama aynu ka ognahy beedka faaidoo yinka nafaqo ee uu uleeyahy se dadkee ayuu beedku u fiicnyhy inay qaatan

·        Beedku waxa uu u fiicanyhy caruurta marka ay yaryihiin ee jidhkoodu u baahan yahay awood wayo waxa uu kahelayaa vitamins badan oo ka caawinaya inuu si fiican u hanaqdo jidhkiisuna uu koro

·        Waxa kale uu beedku uu doormihiim ah ka qaadanaya dadka aan dhaqaale fiican haysan oo ay nafaqda jidhkoodu ubaahan yahay iyo caruurtoodaba aanay  awoodin inay ku soo iibsadaan hilib ama waxyaalaha laga helo protein ka iyagoo anay usaamaxayn dhaqaalha ay helayaan ama ay haystaan

·         wey heli karyaan beede nafaqo fiicana wey kahelayaan waayo qimaha beedku aad ayuu u jaban yahay . waxaad ogtahay ama aynu garanaynaa qofka hadii aanu cuntooyinkiisa uu qadanaya anay ka kobneyn walxaha protein  kujiro in awooda difaac ee jidhkiisu ay daciif tahy ama ay u nugushahay xanuun kasta waayo awooda jidhkaagu uu iskaga ilaalinayo xanuunada jidhku waxa uu isticmaala protein.

 

ØBeed ka qeybtiisa cad iyo qaybtiisa huruuda ah ba  waxa ay ka koobanyihiin nafaqo fican iyo protein iyo vitamins .

ØBeedku waxa uu door mihiim ah ka qaataa cuntada iyada oo cuntooyin badan oo aynu qadana anay ka maarmin beed, waxa kamid ah cuntoooyinkaa sida( keega , buskudyada , zabayada ama waxaynu unaqaano fadiirada ) iyadoo waliba aynaan sidi ugu haboonayd iyo cuntooyinka lagu daro aynaan si fiican ugaranayn

ØBeedku sida aynu wada ognahy qiimihiisu aad buu uyaryahay xadiga protein ee uu ka koobanyahyna aadbuu uyaryahay !!

 

Hadii aan tilmaamo ama aan sheego wayaalaha uu beedku ka koobanyahy waxaa kamid ah :

Waxa kujira 6.5 giraam oo borotiin ah 5.7 giraam oo dufan walaaqan ah ee looyaqaano (fat emulsions) sidoo kale waxaa kujira Acid ka muhimka ah ee amino acids  loo yaqaano iyo fitamiino badan iyo macdano jidhka lagama maarmaan u ah iyo tamar (energy) xadigeedu dhanyahay 78 calories

Sidoo kale beedku waxa uu ka koobanyahay faytamiinadan

Vitamin D ,vitamin E, vitamin K ,vitamin B6 ,calcium and zinc

 

Dr. Abdisamed Mohamed Mohamoud

Phone number: 0634395683 or 0659923666

Hargiesa Somaliland

Email: abdisamed439@gmail.com

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories