“HADII DADKA TAMARTA AFKA LAGA GALIYEY MASKAXDA LAGA GALIN LAHA WAX BADAN BAY QABSAN LAHAAYEEN”
Dadkii waxa ku dhacay tamar darro awooded oo ah xagii wax qabadka,inay iyagu wax taran sadaan waxay ka jecel yihiin haayad iyo urur bulshed...
Daawo:-Xasan Xanafi Oo Intaan Dilka Lagu Fulin Warbaahinta La Hadlay Dareenkiisana Cabdiray
Muqdisho(SLpost)-Xasan Xanafi oo ahaa madaxii AL-shabaab u qaabilsanaa warbaahinta iyo waliba khaarajinta wariyayaasha ayaa ka hadlay dareenkiisa ka hor intii aan la dilin https://youtu.be/kES_BNeAEHE
Daawo:- Seerayaal Xoolaha Laga Ootay Oo Deegaanada Oodweyne Lagu Baabi’iyay
Oodweyne(SLpost)-Gobalka Daadmadheedh ayaa maalmihii ugu danbaayay laga waday ollole balaadhan oo meesha lagaga saarayo dhulka layka ootay iyo dhuxusha sharcidarada ah. https://youtu.be/svynTvNC56o
Masar: Wasiir lagu xukumay 10 sano
Maxkamad dalka Masar ayaa ku xukuntay wasiirkii hore ee beeraha ee Masar Salah Helal iyo kalkaaliyihiisa toban sano oo xadhig ah, kadib markii lagu...
Daawo“Reer Berberow, Maaha In Qofka Idiin Yimaada Aad Kabaha Ka Xaddaan, Moobilkana Ka Qaadaan oo Baddana Ku Ceejisaan.”.Muuse Biixi Cabdi Oo Ceebeeyay Berbera
Berbera(SLpost)-Musharaxa xisbiga talada haya ee Kulamiye Muuse Biixi Cabdi ayaa reer barbera ku ceebeeyay inay dadka kabaha ka xadaan badana ku ciijiyaan, waxa uu...
Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Dalka Masar Ku Tilmaamay Mid Doonaya Inuu Dagaal Ka Dhaxabuuro Itoobiya iyo Somaliland
Hargeysa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani aya aku tilmaamay mid colaad hurinaaya dalka Masar waxaanu xukuumada SOmaliland ee haatan ku macneeyay mid dayacan. https://youtu.be/MbZqhFmHPac
Daawo:-Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Dooday Nabadgalyada iyo Dilalkii Mudooyinkii U Danbeeyay Dalka Ka Dhacay
Hargyesa(Slpost)-Golaha guurtida SOmaliland ayaa iyaga oo ku guda jira kalfadhigoodii caadiga ahaa ka dooday nabadgalyada dalka, waxanay soo hadalqaadeen dilalka mudooyinkii ugu danbeeyay dalka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

