Yaa kuu fikira?
Talaabo kasta oo aad hore u qaado iyo raad kasta oo aad ka tagto ha ahaado mid togan ama mid tabane waxaa ka dambeeya...
SIDEE WAQTIGA LOO QORSHEEYAA?
“Bini’aadamoow waxaad tahay maalmo, mar kasta oo maalin tagto; badh kaa mid ah ayaa tagay” Xasan Albasri Waqtigu waa nimco ka mid ah Nimcooyinka ugu...
Gabay ( gurmad)
Hoheey huqda iyo ciilka hayaayda yeedhaysa Markaan halacsaday abaaraha inagu habsaday Hantaqada gadhay hooyo wil halyeyiyo korinaysay Haldoorki wadankeniyo ubaxi hanadadeena Haradiyo gaajeey ugu dhinten hareraheene Omasiyo hamuunbay la...
Xaar Walwaal Afrika Ku Nool Oo La Doonayo In Laga Barto Xal U Helidda Biyo La’aanta, Abaaraha Dunida Ku Soo Badanaya
Washington (Slpost)- Saynisyahanno u kuurgalay hab-nololeeda nooc ka mid ah cayayaanka Xaar-walwaalka oo ku nool dhulka lama degaanka ah ee dalka Namibia ayaa ogaaday...
Maraykanka Oo Al-shabaab Ku Duqeeyay Deegaano Koonfurta Somaliya Ka Tirsan
Somaliya(SLpost)-Wasaaradda Gaashaandhiggu waxay sheegtay in diyaaradaha aan duuliyaha wadin ay duqeeyeen laba goobood oo ay u sugnaayeen Al-Shabab Isniintii iyo Talaadada maanta. Af-hayeen u hadlay...
Daawo:-Bisad Maskax Fiican Oo Aabe Iska Dhigaya Inuu Ilmihiisa Dilaayo Ka Difaacaysa
Hargeysa(Slpost)-Aaabahan ayaa iska dhigaaya mid garaacaya ilmo yar oo xool ku jira waxaan dhirbaaxada ka xanaaqaysa isla markaasna gacanta qabanaysa bisada oo iyadu ag...
Daawo:-Xisniga Mucaaradka Ah Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Mudo Korodhsi Kale Inay Wado
Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xukuumada ku dhaliilay inay wadao mudo korodhsi kale iyada oo ka faaidaysanaysa abaaraha isla maraasna ib u dhigtay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

