HomeYaa kuu fikira?

Yaa kuu fikira?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 Talaabokastaooaadhore uqaadoiyoraadkastaooaadkatagto haahaado midtoganama midtabanewaxaakadambeeyafikirqotodheerookusaleysnaakamidhodhalintaujeedadatalaabadaaadqaadaysoaadkalahayd.

Bulshokastaookunoolmeelamawadanisku mid ahwaxakujira dadmaalkooda ,maankoodaiyomuruqaadabauguhurasidiibulshadaasihorumar ugaadhilahaydislamarkaanaugabixilahaydhagardaamooyinka aykusugantahayeehorumarkeedasuuldaaraya..

Mohamed Yasiin

Waxaadkunooshahay dalmaalinkastalaguyidhaawaanabadooaanIlaahaymooyeecid kalekacabsoonayn,hadanasidadban looguumeysto.Waxaadkunooshahay dallehxeebdhererkeedalaguqiyaasay850 Km ,waxa kaleooaadleedahaydhulbeerashadaama wax-soosaarkakufiicanoolaguqiyaasay10%bedkadhulkaagaoodhan139,000 km2.

DhulkaagawaxalagutilmaamaSaxare la-moodamaSaxarexigeen,sababtoo ahroobkasanadkoodhanda,aaaadbuuugayaryahaykakada,ameelahaamagoboladawadamada kaleqaarkoodeeaansaxare la moodkaahayn .

HadiiAbaaridhacdowaxanafwaaya dadtirobadan ,waxakubaaba,aduunyobadan ,waxaanakubaxadhaqaaleaad ubadanwaxaanalee,danooleyaaltirobadanookunoolaanjiraydeegaanka..

Dadkaabaartusaameysaywaxa loogeeyaaraashin haugubadnaadaanBariis, Galey ,iyosaliidaaandabiicigaahayne .

Hortaintaan ladalbangargaaraanahaynBariis ,daqiiqiyosaliidWali mamaqashayKiintaaloKaluun ahayaaBerberaloogasoogurayaadadkiiNafaqadaraduhaleeshaysi loosookiciyoloonadhisoDifaacooga.

OgowhadaBaddaDhulkanaadkunooshahaywaa850 Km ,hadanadadkaagabadankooduwaasabool ,dhalinyartunabadankoodu wayshaqolaayihiin ,dhaqaalahawadankaagunawaa midxariiqa waxlagucabiroaadugahooseeya ,hadana waxqiyaastakahooseeyaayaaaroortiixeebtakaraadsadanololmaalmeedkooda.

Dhulkakufiican waxsoosaarkuaadbuu ubalaadhanyahaybalsekumafilnaninkabeeroolaha ahwaxauusoosaaraa,sababtoo ahwuxuukutalogalayaaraashincaawimo ahookaimandoonaHay,addamaUrurmaxali ahsidookalenaxirfadiisa waxsoosaarmaaha miduukagahaqabbixikarobaahidauu uqabo inuu wax lasoobaxo ,manajirtocidkacaawisasidiiuusanadkadambeiskufilaansho ugaadhilahaa.

MaadaamaooaadDhulsaxare la mood ahkunooshahayroobkakada,aanayaryahaywaxaasidoo kaleyaraanayabiyahaooaankugufilaanaynsanadkiioodhanhadiiaanadtabaabushoyeelanooaanadkafaa,iidaysandhibickastaoocirkakasoodhacda,waayaabehadanabiyahakasoodhacacirkadhibickastaooka midahiqiyaastii inku dhow am akabadan90%waxaykuqulqulaanbadda ,waxaysiigalaaftaancaradda saneedhulka ,waxaysidoo kalewaxyeelo ugaystaandhulkabeeraha ,magaalooyinkaiyodadkaiyoxoolahaba.

CadceedkastaoooosoobaxdaMalaayiin Dollarayeynukubadelanaaqashin ,cudur ,saboolnimo ,burbur-qoyseed ,burburumadeed ,burburkawadankeena ,burburkadhaqaalaheenaiyoguudahaangabogabadanolosheenaoodhan ,waxalagayaabaa inaynuuguyaraan8saacadood ufadhinoruugistacaleenxaaraan ahiyadoolagayaabo inCaruurteeniiyaryaraydsaakabishiidugsigaamamalcaamadalagusooeryey.

MalihinciddamaanadqaadaCaafimaadkeena ,waxbarashadeena ,biyahaaynuisticmaalo ,laydhkagurigeenaiyo waxkastaoodaruuri u ahjiritaankanolosheena.

Noloshawaxaynu uhaysanaacadceedsoobaxdaiyo middhacda ,laakiin markaliyaumaynaanfiirsanhareeraheenawaxakadhacaya.

Miisaanka masaarnaywaxaaynuhaysanoiyowaxaaynu ubaahanahayintauule,egyahay?

Laboiyotobankabiloodeesanadka( 12 )Lixbiloodooka mid ahwaxaynukacabanaabiyola,aan ,abaarbaahsaniyoomos ,ololiyobaa,baaduunyooosaameynkuyeeshaMiyigaiyomagaalooyinkeena .LixdakalenawaaLixdaadiyoroobinalaayaanooaynukacabanaynoroobabkiioowaxyeeloinoogaystey ,iyagooinagusoofatahaydaadadkiiiyobiyomeelkastafadhiyaooaanmaalmoamatodobaadyolagagudbi Karin.

Cabashadeenusanadkoodhanwaahanalasoogaadho ,noosooyaacaayiyoHay,addahaCaalamigaahi hanalasoogaadhaangargaardegdeg ah .

Aduunyadanhorumarteyyaacaawiyeyhorta ,Sowiyaguhalkaaismaygaadhsiinmiyaad

maqashaysheekosheegaysaAwoowgeeniiLixaad(6)amaSagaalaad(9)ooIngiriiskaamawadamada lamidka ahgargaariyogurmad lagaadheyintaydaadadkufataheen ,Malaharoobakamada,oiyaga.OohortaheedhemiyaanubarafxoogankufadhiisanMaraykankaqayboka mid ah,miyaadmaqashey ha la iisooyaacodadkeygiibaraf baalaynayee ,sowisaguiskumatashado ,sowiskumuufilna ,qayrkeenkahadhnayemaxaainahaysta ,waxalaakiin usababinaynuMustaqbalkeenaiyodanaheenakafikiriwaynohortaaganiwaamaxay?

Waxaad isweydiisaayaainoofikira,ooyaakuufikira,ooyaad seufikirtaaadigu ?

W/Q:MaxamedYaasiinCabdiraxmaan

CilmigaDeegaanka ,JaamacaddaHargeysa

QaabeyntaMagaalooyinka ,MachadkaShaqaalahaDawladda ,Hargeysa“2015ilaaimika

Email:Yaasiin9111@gmail.com

Telephone: +252 63 4141263

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories