Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo” Xisbiga Ucid Cadaalada U Astaanta Ahba Isagiibaa Dhinac Ka Marsan” Boqor Axmed Iimaan Warsame

Hargyesa(Slpost)-Boqor Axmed Iimaan ayaa dhaliilay masuuliyiinta xisbiga Ucid Oo uu sheegay inay cadaalada astanta u ah ay xisbigoodii ku dhaqi kari waayeen. https://youtu.be/H7n83HWthF8

Daawo:-Booliska Somaliland Oo Haayad Ingiriis Ah Ay Ku Wareejisay Gawaadhi Casri Ah

Hargyesa(Slpost)-Taliyaha cidnaka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal iimaan ayaa haayad Ingiriis ah Kala wareegay laba gaadhi oo loogu talo galay ciidamada amaanka. https://youtu.be/xxMna8AXSFs

RAXMADAADA ALAHAYOOW NAGU QABOOJI.

HANBALYO,HANBALYO, HAKINTA DIIWAAN GELINTA  SINABA SUURTO GAL UMA AHA SHACABKAAGII OO HARAAD IYO GAASHO U DHIMANAYA INAAN  BACAD TUBTO OO DIBDAABYO KALE U GEYSATAA. haddii...

BANKA GEERIYAAD: SAXARIIRKA ABAARTA + SURBACAADKA KULAYLKA IYO SAHAYDA SIIGADA.WARBIXIN: SALEEBAN KALSHAALE

Xukuumadda oo Taakulo Jal ah gaadhsiisay Boqolaal qoys oo ku tabaalaysan Saxara la moodka Banka Geriyaad Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa maalintii labaad howl-gal...

Muranka Sharci Ee Faysal & Jamaal Garyaqaan Ayaanle M Cige

Muranka Sharci Ee U Dhaxeeya Jamaal Cali Xuseen iyo Eng Faysal Cali Waraabe waa mid si dhib yar loo xalin karo waayo Qodobka lagu...

Daawo”Iska hadlow ina Higare” Daawo Barnaamijka Halkudhigyada Soomaalida

Uk(SLpost)- Barnaamijka halku dhigyada iyo maaha maaha Soomaalida ee uu soo saaro Maxamed Baahe Xaaji Xasan ayaanu halkan idiinku soo gubdinaynaa. https://youtu.be/z28vC8pnAD8

FBI oo dacweynaysa shirikada Apple

Sirdoonka Maraykanka ee FBI ayaa dacweynaya shirikada Apple ee dalka Maraykanka oo diiday inay la shaqayso sirdoonka FBI FBI waxay ku andacoonaysaa inay shirikadan diiday...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img