Daawo:-Qaylo Dhaan Maanso Jidhidhico Kugu Beeraysa Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Hargyesa(SLpost)-Abwaan Laabsalaax ayaa tiriyay maanso Qayldhaan la magacbaxday oo uu kaga hadlaayo abaaraha dalka ku dhuftay iyo sida loogu baahan yahay alle bari wakhtigan. https://youtu.be/e_haPZ-SbXk
Daawo:-Ismaacil Cumar Geele Oo ollolaha Doorashada Ku Qaabilay Furfurnaan iyo Ururada Shaqaalaha Oo Su’aalo Waydiiyay
Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ayaa su'aalo ay waydiiyeenururada shaqaalaa ee dalkaas, waxaana haatan intii olloluhu bilawday laga dareemaya amadaxweynaha dalkaasi inuu u furfurmay qaybaha kala duwan...
Ciidamada Faransiiska Oo Qabtay Hub Badan Oo Soomaaliya Ku Soo Waajahnaa
Ciidamada badda ee Faransiiska ee ilaalinaya waqooyiga Badwaynta Hindiya ayaa qabtay markab ay saarnaayeen hub ay sheegeen inuu u socday Soomaaliya. Hubka waxaa ka mid...
Daawo:-Ciidamada Sirdoonka Somaliya oo Qabtay Gaadhi Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyay Oo Aan Wali La Qarxin iyo Argagaxa Waxyaabaha Saaran
Muqdisho(Slpost)-Waxa magaalada Muqdisho lagu qabtay gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa isla maraasna la damacsanaa in lagu qarxiyo meelaha shacbigu ay ka qaxweeyaan. https://youtu.be/IUyCEXx5rh4
Daawo:-Kalfadhigii 59-aad ee Guurtiga oo Furmay iyo Hadalada Kulkulul Ee Guddoomiye Saleebaan
Hargyesa(Slpost)-Kalfadhigii 59 ee golaha guurtida ayaa si rasmi ah u furamay isla markaasna waxa loo codeeyay xeerarka iyo waxyaabaha lagu falanqayndoono. https://youtu.be/NpAxucC7MXc
Daawo”Komishanka qaranka iyaga oo shirka fadhiya ayaa shalay loo diiday inay hadlaan…si cadaalad ah gobalada dalka diiwaangalinta halooga qaado” Xisbiga Waddani
Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaarakda ah ee Waddani ayaa wali ku sii adkaysanaaya go;aankii uu kaga horyimi joojinta diiwaangalintu inay dalka ka sii socoto, waxaanu ku tilmaamay...
Daawo:-Garabkii Kulmiye Ee Waddani Wadahadalka Kula Jiray Oo Niyad Wanaag Muujiyay
Hargeysa(SLpost)-Garabkii xisbiga Kulmiye ee wadahadalka kula jiray xisbiga Waddani ayaa niyad wanaag ka muujiyay wadahadalka oo haatan noqday mid furmay. https://youtu.be/kU8qL2of4Rg
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

