Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Wasiirka Ganacsiga Oo Ka Hadlay Guddi Farsamo Oo Itoobiya Kala Xaajoon Doona Arrimaha Ganacsiga Oo Safar Shaqo UTagay Addis Ababa

Hargeysa (SLpoat) Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo maalgashiga Mudane, Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr) ayaa madaarka caasimadda Hargeysa ku sagootiyey wefti Itoobiyan ah oomaalmihii ugu...

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cirro Oo Warsaxaafadeed Uu Soo Saaray ku Qaadacay in Dib Loo Dhigo Diiwaangalinta

Hargeysa(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay mawqifka xisbigaasi ee dib u dhigida diiwaangalintu ay tahay mid cad isla markaasna aanay ogalayn in...

Daawo:-Isku Soo Baxa Taageerayaasha Madaxweynah Jabuuti Oo Fagaare Ka Jaasay Kadib Markii Inin Yar u Heestay

Jabuuti(SLpost)-Madaxweynaha Jabuuti ayaa maalinta ololaha isu soo saaray taageerayaal aad u badan waxaana halkaas looga qaaday heeso amaan ah iyo waxyaabo loogu ololaynaayo madaxweynah...

Daawo:-Xaalada Abaaraha Oo Ku Sii Fidaysa Somaliland iyo Badhasaabka Gobalka Saaxil Oo Gudida Abaarah Ku Dhawaaqay

Berbera(Slpost)-Badhsaabka gobalka Saaxil ee ayaa Berbera kaga dhawaaqay gudi la talacaalaysa abaaraha dalka ka jira oo saameeyay deegaano ka tirsan gobalka Saaxil, waxa aya...

Daawo”Doorashadu wakhtigeedii ayay ku qabsoomaysaa laakiin waa inaan xooga isugu gaynaa xaalada abaaraha” Muuse Biixi

Hargyesa(Slpost)-Musharaxa xisbiga talada dalka ahaya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka halday dhankiisa go'aanka ay isla qaateen matalayaasha siyaasada Somaliland ee dib u...

Daawo”Dadkeenii oo ana biyo iyo cunto toona haysan in aynu u tagno oo nidhaahno noo codeeya damiirxumo ayay noqotay” Faysal CalI Waraabe Oo Ka...

Hargeysa(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal CalI Waraabe ayaa ka hadlay hakinta diiwaangalinta taas oo uu ku tilmaamay inay la xidhiidha abaaraha dalkii...

Daawo”Gubalkii ugu darnaa ee diiwaangalinta galay waxa uu ahaa Awdal gobalada dalkana maanta loo kala eexan maayo..” Xisbiga Waddani Oo Ka Horyimi In Diiwaangalinta...

Hargeysa(SLpost)-Xisbiga Waddani ayaa ka horyimi in diinwaagalintu ay istaago waxaanu dhaliilay komishanka iyo xukuumada, iyaga oo sheegay in aan gobalada dalka loomkala eexan, waxa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img