Hargeysa(Slpost)-Madaxda Wasaarada biyaha ayaa kormeeray shaqo balaadhan oo ka socota dhaamka biyo xidheenka ee Xunbaweyne oo loogu talo galay in xoolaha iyo beeraba laga waraabiyo isla maraasna deegaankaas laga xidhay uu wax weyn u soo kordhiyo.