Daawo:-Guddoomiye Cirro oo Fagaare Kaga Dhawaaqay Inay Go’aansadeen Inay Wadahadal La Furaan Isbahaysigii Kulmiye Ka Cadhooday
Hargeysa(Slpost)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cirro ayaa ku dhawaaqay inay ka shireen ka xisbi ahaan in wadahadal ay la furaan garabkii isbahaysiga ee...
Daawo:-Mudaharaadkii ka Socday Ceerigoobo oo Iskubadalay Rabshado iyo Ciidamada Milatariga Oo Amaanka La Wareegay Rasaasna Adeegsaday
Ceerigaabo(Slpost)-Dad gadoodsan ayaa ka mudaharaaday dilkii dablaydu ugu gaysatay taliyihii gobalka Saaxil duleedka magaalada Biyalay oo ka tirsan gobalkas Saaxil, waxaana dadkan oo taliyahaas...
Daawo:-Puntland Oo Soo Bandhigtay Doonyo Sharci Daro Ku Kaluumaysanayay
Boosaaso(Slpost)-Ciidanka bada Puntland ayaa soo bandhigay doonyo iyo yamaniyiin ka kaluumaysanayay xeebaha Puntland oo aan wax ruqsad ahna u ahaysan kaluumaysi. https://youtu.be/ehdts6Okqws
Daawo”Anagaa Gacan Bir Ah Ku Soo Qabanayna Cida Dilka Gaysatay iyo Cidii Taakulaysayba”Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Dilkii Taliyaha
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Warancade ayaa ka hadlay dilkii taliyihii gobalka Saaxil gaasgaanle Casayr waxaanu sheegay inay gacan bir ah ku soo qabanayaan cidii...
GARSOORAHA UGU SAREEYA DALKA MARAYKANKA OO GO’AAN KA GAADHAY QAXOONTIGA SYRIA
Indiana(Slpost):Garsoore Federaalka Mareykanka Ah Ayaa Isniintii Sheegtay In Gobolka Bartamaha Woqooyi Ee Indiana Uusan Joojin Karin Dib U Dejinta Qaxootiga Suuriyaanka, Isaga Amarka Guddoomiyaha...
Maamul Xumo Abaar Ka Daran. W/Q Siciid Axmed Xaashi Kuli-kuli
Umaad kasta oo dunida so martay waxay ahayd mid ku lolamaysa ama ku wada halgamaysa nolosha wana lagu kala duwan yahay fikirka iyo afkaraha...
CIIL KAMA KORA
Ma korto, ma waynaato, wax ma korodhsato, caqli uma siyaado weliba kaaga darane intaa midna ma oga ee halkaasay ku qanacsan tahay. Ma iyadaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

