Komishanka Doorashooyinka Oo Xisbiyada Ka Mabnuucay Inay Tagaan Gobalada Diiwaangalintu Ka Socoto iyo Qodobada Anshaxa Ee Ay Soo Saareen
Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorashooyinka ayaa daboolka ka qaaday afar qodob oo lagu xakamaynaayo xisbiyada qaranka isla markaasna loogu diidaayo inay ollole ka sameeyaan goobaha ay diiwaangalintu...
Su’aalo ku saabsan Aftida Britain ee Midowga Yurub
UK(SLpost)-Ku jir ama ka bax Aftida loo qadayo Britain inay ka mid ahaato midowga Yurub iyo inay ka baxdo ayaa dhici doonto 23 June. Aftida...
Daawo:-Puntland Oo Sheegtay In Aanay Qaylo Ugu Joojinayan Koontaroolkeeda Bixi Ee Ay Go’aan Halkaas Ka Leedahay
Garoowe(Slpost)-Puntland ayaa daboolka ka qaaday in aanay cidna ugu joojinayan qaylo ayna fulinayaan go'aankooda ay kaantaroolka ku keeneen halkaas, waxaana si jees jees ah...
Xildhibaanimooy xaal qaado
Xilka ninka sugaayaw xaalkagu waa halis !!!! Maanta waxaan isku dayayaa in aan wax ka taabto kolay wada dhamaynmaayo goldaloolooyin fara badan ayaa jiree xildhibaanimadan...
Daawo:-Wasiirka Dibada Somaliland Sacad oo Ku Dhawaaqay Dardargalinta Wadahadaladii Somaliya
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ku dhawaaqay in ay dardargalinayaan wadahadaladii ka dhaxeeyay Somaliya, waxaanu nasiib daro ku tilmaamay in aan...
Daawo:-Somaliland iyo Swedan oo Ka Shiray Arimaha Ictiraafka Somaliland Oo Ay Danayan U Muujisay
Hargeysa(Slpost)-Qaar ka mid ah gudida ictiraaf raadinta Somaliland ee Swedan iyo safiirka Somaliland dalkaas u joogaya ayaa kulan la qaatay maaramanaka dalkaas, waxaanay kaga...
Netanyahu oo baajiyay kulan uu Obama la yeelan lahaa
US(SLpost)-Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Rai'sal wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu baajiyay kulan lagu waday in uu la yeesho madaxwaynaha Maraykanka. Kulankan ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

