HomeSu'aalo ku saabsan Aftida Britain ee Midowga Yurub

Su’aalo ku saabsan Aftida Britain ee Midowga Yurub

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

UK(SLpost)-Ku jir ama ka bax Aftida loo qadayo Britain inay ka mid ahaato midowga Yurub iyo inay ka baxdo ayaa dhici doonto 23 June.

Aftida go’aankeeda mala hirgalinayaa?Hadii cod bixiyayaasha Britain ay u codeeyaan inay ka baxaan Midowga Yurub, Britain ayaa ka bixi doonta Midowga Yurub, laakiin dhaqso uma dhacayso.

Aftida kaliya sharci ma noqonaysa, baarlamaanka Britain waa inuu sharci soo saaraa oo ka saaraya Britain 28 waddan ee ku jira Midowga Yurub.

Waxay qaadan kartaa ugu yaraan laba sano si looga heshiiyo ka bixitaanka Midowga Yurub.

Waxaa jira fursad lagu qabto afti kale, laakiin ra’iisalwasaare David Cameron ayaa sheegay inaysan jiri doonin fursadaas.

blankImage copyrightGetty

Majiro waqti uu waddanka uu ka baxayo Midowga Yurub.

Hadii ay Britain ka baxdo Midowga Yurub, sida xorta ah ee Yurub la isaga gudbo ayaan ahaan doonin siday hadda tahay, inkastoo aan la sheegin in la dhoofinayo dadka jooga in la dhoofinayo.

Waa maxay saamaynta dhaqaalaha adduunka hadii Britain ay ka baxdo Midowga Yurub?

Waxay ku xiran tahay waxaad aaminsan tahay, wasiirka maaliyada ee Britain Goarge Osborne, ayaa sheegay inay saamyn wayn ku yeelan doonto dhaqaalaha adduunka hadii Britain ay ka baxdo Midowga Yurub.

Laakiin, wasiirkii hore ee maaliyada Lord Lawson ayaa sheegay inaysan dhici doonin saamayn wayn, sababtoo ah labaatanka waddan ee ugu dhaqaalaha wayn adduunka kuma jiraan Midowga Yurub.

Maxaa ku dhici kara lacagta poundka ee Britishka?Hadii Britain ay u codayso inaysan ka bixin Midowga Yurub wax wayn ma dhacaayaan

Hadii ay u codayso inay ka baxdo Midowga Yurub sidoo kale wax wayn ma dhacayaan.

blankImage copyrightGetty

Waxa kaliya oo isbadali doona ayaa ah qiimaha marka loo badalayo Euro.

Waa maxay sababta ugu wayn ee Britain ay uga baxayso Yurub?Jawaabta su’aashan waxay ku xiran tahay qofkaad dhagaysatid, dadka u ololaynaya in laga baxo saddex wax ayay xooga saarayaan:

  • Madaxbanaani: Britain waxay u yeelan doontaa awood dheeraad ah sharciyadeeda, xeerarkeeda iyo nidaamkeeda.
  • Socdaalka: Britain waxay awood dheeraad ah u yeelanaysaa xuduudaheeda.
  • Lacagta: Britain waxay sanad walba bixisaa £19 bilyan oo ay siisaa Midowga Yurub, laakiin lacagta qqar dib aya aloogu soo celiyaa, maalgashina lacag ayay ka heshaa.
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories