Daawo”Doorashadii kaanbayn ayaa loo rogay oo geemkii si qaldan ayaa loo ciyaaray” Faysal Oo Ka Hadlay Dacwada Xisbiyada Kale Uu Ka Gudbiyay Ee La...
Hargeysa(Slpost)-Faysal CalI Waraabe ayaa ka hadlay sida uu u arko in la aqbalay dacwadii ay ka gudbiyeen labada xisbi ee kale, waxa uu faysal...
Daawo Dareenka Xisbiga Wadani Kabixiyay Yeedhmada Komishanka Ee Saaka iyo Dacwada Laga Soo Gudbiyay
Hargeysa(Slpost)-Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay isaguna dhankiisa dacwada loo ahaysto ee ah inay ollale ka sameeyeen diiwaangalinta dhexdeeda. https://youtu.be/8CdroGis9G0
Daawo:-Komishanka Oo Ga’aan Ka Soo Saaraya Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo Lagu Haysto Anshax Xumo Dhanka Ollolaha Ah iyo Muuse Biixi Oo Ka Hadlay
Hargeysa(Slost)-Labada xisbi ee Kulmiye iyo Waddani ayaa xisbiga Ucid uu ku eedeeyay inay ku kaceen anshax Xumo dhanka ollalaha ah oo ay wadeen intii...
Ciil Hooyo
Diifta, daranyada, daalka iyo dibindaabyada ka muuqata wajigeeda ayey indhaheygu qabteen, dhabanadeeda waxa ku dhigey coodhcoodh iyo gabaw, haddana da,i ma hayn oo wali...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Hanbalyo U Diray Haweenka Dalka
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo wuxu dhambaal hambalyo iyo bogaadin ah u dirayaa haweenka Somaliland meel kastoo ay joogaan guddo iyo dibedba,...
Maxkamadda Gobalka Hargeysa Oo Xaraashaysa Fooqa Xawaaladii Qaran
Hargeysa(Slpost)-Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa go’aamisay in la xaraasho dhismaha fooqa ah ee lahayd xawaaladii qaran ee kacday, si lacagta lagu iibsado loo siiyo dadkii...
Magacyada Saraakiisha Ciidamada Ee Shantii Sano Ee U Dambeeyey Xaalad Aan Dagaal Ahayn Lagu Dilay Iyo Guddidii Madaxweyne Siilaanyo Oo Weli Lasugayo
Hargeysa(SLpost)-Kiisaska dilka ah ee ciidamada Somaliland dhexdooda ayaa shantii sannadood ee u dambaysay u muuqda inay kordhayaan, waxaana soo badanaya taliyayaal iyo saraakiil ciidan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

