Daawo:-Xildhibaano Ka Tirsan Dawlada Somaliya Oo Cali Khaliif Kula Shiray Buuhoodle
Buuhoodle(Slpost)-Xildhibaano ka tirsan baarlamanak Somaliya ayaa soo gaadhay Buuhoodle isla markaasna shir la qaatay Cali Khaliif iyo kooxda khaatumo. https://youtu.be/6hKmU5T0QpM
Xildhibaankii Labaad Oo Wasiir Warancade Ugu Baaqay Inuu Is Casilo, Madaxweynahana Kula Taliyay Inuu Talaabo Ka Qaado Wasaaradda Daakhiliga
Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte, oo ka tirsan golaha wakiilada, ahna mudane mucaarad ah, ayaa wasiirka daakhiliga Cali Maxamed Warancade ugu baaqay inuu xilka iska...
Geerida Ayaa Waano iyo Tusaale Inuugu Filan
Waxay ahayd markii iigu horraysay ee aan maqlo qof geeriyooday ama dhintay. Markii aan garaadsaday ee aan kala bartay geerida iyo nolosha, sidoo kale...
Daawo:-Iiraan Oo La Ogaaday Inay Hubka U Mariso Xuutiyiinta Yaman Xeebaha Somaliya iyo Doontii Dhawaan La Qabtay Oo Arinta Lagu Kashifay
Hargeysa(Slpost)-Doon dhawaan lagu qabtay xeebaha Somaliya aya asiday hub kaas oo haatan lagu warmaayo in loo waday xuutiyiint Yaman, dawlada Iiraan ayaa la sheegay...
Daawo:-Madaxweynaha Jabuuti Geele Maxuu Ka Yidhi Maalinta Haweenka
Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka qaybgalay xus loo sameeyay haweenka jabuuti oo waxaanu ku nuxnuxsaday muhiimada ay leeyihiin haweenka aduunka ku nool. https://youtu.be/eWJFayZHYkE
B O O L I Q A R AN
Aniga iyo ninkii aan martida u ahaa goobtii ayaanu isaga dhaqaaqnay aniga oo cunuhu cadho I xidhan yahay,markiiba su’aalo badan ayaan is weydiiyey,tallow illaa...
Daawo:Warbxin Dhinacyo Badan Yaabanaysa Oo laga Diyaariyay Berbera
Saaxil(SLpost)-Warbixin dhinacyo badna taabanaysa ayaa laga diyaariyay xarunta gobalka Saaxil iyo dekada ugu weyn Somaliland ee Berbera, waxaana aad halkan ku arki doontaa muuqaalo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

