Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Baligubadle Oo Si Yaabbadan Cirro iyo Waftigiisii Looga Soo Dhaweeyay

Baligubadle(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa si aad u diiran loogu soo dhaweeyay Baligubadle, waxaana dadku ay halkaas ka lahaayeen waa...

Xog Caafimaad Oo Lama Filaan Noqotay: Cunista Milixda Badan Waxaa Laga Qaadaa Cudurka Macaanka

Paris (Slpost)- Koox cilmibaadhayaal ah oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa cilmibaadhis ay sameeyeen ku ogaaday natiijo dadka badankooda kaga yaabisay oo sheegay in...

Nabad ilaaliyayaasha QM ee Mali oo islaayay

Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in laba ka mid ah nabad ilaaliyayaasheeda ku sugan saldhig ku yaal waqooyiga Mali uu toogtay askari u dhashay dalka...

“Lacagta Shilin Somaliland Kuma Qaadanno.”!!! Qalinka Mawliid Cali-dhure

Saacaddu waa afartii iyo laba iyo konton mirir(04:52AM), waa xilli waxyar ka horraysa EEDAANKA salaadda subax ee xilliga Hargeysa. Waxaa igu soo dhacay telefoonka...

Daawo:-Wasiirka Qorshaynta Cali Shoonbe Oo Baligubadle Kula Hadlaaya Beeshiisa

Baligubadle(Slpost)-Wasiirka qorshaynta Cali Shoonbe ayaa beesha uu ka soo jeedo kula hadlay magaalada Baligubadle oo ay diiwaangalintii ka bilaabmatay, waxa suu wasiirku beeshiisa ku...

Erdogan: Waan ka aarsan doonaa argagaxisada

Turkiga(SLpost)-Madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu dagaal ba'an lagali doono argagaxisada kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu 34...

Madaxda Shirkada SOMA OIL Oo Lala Xidhiidhinayo Al-Shabaab

Guddiga Qaramada Midoobay ee Kormeerka Cunaqabateynta Saaran dalalka Soomaaliya iyo Eritereya ayaa dalalka UK iyo NORWAY ka codsaday inay xog ka siiyaan xidhiidhka isgaadhsiinta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img