Saacadduwaaafartii iyolaba iyokontonmirir(04:52AM),waaxilliwaxyar kahorraysaEEDAANKAsalaaddasubaxeexilligaHargeysa.Waxaaigusoodhacaytelefoonkalaakiin,hurdoiga tanbadanoo Ihaysaydarteed maqaban,umanafiirsancidda Isoowacday.Intaaancodka kajarayayaanhalkiisiiiskadhigaytelefoonkii,markiiuudhicisdhammaystayayaahaddana laigusooceliyayootelefoonkubilaabaydhawaaqiisa.
Haddiibauu marlabaadigusoodhacayayaantelefoonkaeegaymisewaaba mid ka mid ahehelkaygaooaananhore ugabaran inxilliganaanutelefoon kawadahadalno, waxhawlahnaaananiskuogayn.Su’aalobadanayaaislailbidhiqsimaskaxdakusoodhacay,ugudambeynaintaanbisinka uqabtayooaanidhi “AllowKhayr kayeel,”ayaantelefoonkiiqabtay.
Haseyeesheemarkiiaantelefoonkaqabtayooaanhalowidhi,waxaaigagasoobaxayarrin kabedelenwaxyaabihiimaskaxdaydakusoodhacayoodhan,waxaanuqofkiihadaldegdeg iyo boob-siis ahkubilaabay “Mawliid,waxaanjoogaameelDhakhtar ah,Saf(Kuyuu)ayaankujiraa,waxaansitaylacagKAASH AH(Shilin Somaliland)oowaxayiguyidhaahdeen maqaadanno,Tigidhkiinawaa la iigoynwaayayeelabaatandoolar($20)ooZaad ahdegdegiigusoo dir, iidhakhso,”ayayhadalkakudhammaysayiyadoomalahayga kawalwalsan inkuyuuga ladhaafiyomarkaylacagtahore ubixinwaydo.
WakhtiigumaqaadaninaanLacagZaad ah udiraoowaabailbidiqsiyointaandirayay,balsewaxaamaskaxdayda kasiiguuxayay,DhakhtarHargeysakuyaallaoodiidayinuulacagta Somalilandqaato.haddiibauusharci kadhigtayinuulacagdoolar ahqaato,waxaaigasiiyaabiyayarxandarradaarrintan kamuuqataoo ah inqofbukaan ahooxillihabeennimosocdaoonlahaynlacagtabadhigadaaama wayigadhimantahaydaruurilagagadhigoinuulacagdoolar ahbixiyo,islamarkaanaqofkaxilligaasimuddokuyuugakujirayaysuuro galtahayinuumeeldheer ugasooguurogalay,sidoo kalemeherad furanoolacagsarriftaaaanayjirin,kudarsoooxilligaashabeenka ahaanay dadbadansuuro gal uahayninaytelefoonkuhelaanlacagsidaas udegdegbadan,haddanalacagqabtuhuaanuxisaabtakudarsanduruufahaassuurogalka ah.
InaylacagtaDoolarkaahi kasharafbadataylacagta Somalilandwaa mid lawadadareensanyahaygudaha Somaliland.Dadaallobadanooxukumaddusamaysay,kunatalisay indadku waxkuiibiyaan,adeegyadalaguqabtolacagta Somaliland,islamarkaana ladhiirigaliyoShilinkuilaahaddawaakuwonoqdayhalbacaadlagulisayooaancidna kadabatagin.haseahaatee indiirkanaxa iyodamiirkubulshadashaqeeyooowakhtiyada ay kafursanwaydodadkaloosameeyofursadoqofkalacagtakaashka ahlagagaqabankaroayaamunaasib ahamahabboon.Dadkawaxaakalahagtadawladda,balsehaddii laiskusiidaayo cidwalibawixiidanteeda ahayaymaroorsanaysaa.
Mawliid Cali-dhure
Hargeysa-Somaliland

