Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ajaanibka Dalka Ugu Baaqay Inay Dhakhso Isku Diiwaangaliyaan

Hargeysa(Slpost)-Wasaarada arimaha gudaha oo ay la jiraan masuuliyiinta laanta socdaalka ayaa ku dhawaaqay in ajaanibka dalka joogaa ay is diiwaangaliyaan si ay dalka ku...

Daawo:-Guddomiyayaasha Maxkamadaha Rafcaanka Dalka iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Kulmay

Hargyesa(Slpost)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta kulan la qaatay maxkamadaha rafcaanka dalka oo maalmahan ku sugnaa dalka, waxaana ay ka wada hadleen dardargalinta arimaha cadaalada. https://youtu.be/gZTl5-I7sKw

Daawo:-Faarax Murtiile Oo Waraysi Qosolbadan Laga Qaaday

Hargyesa(Slpost)-Faarax murtiile oo ah abwaan qurbaawi ah ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay joogay dalka waxaana waraysi lagala yeeshay xaalada dalka iyo waxyaabaha uu ka yaabo...

Daawo:-Musharaxii Xoghayaha Warfaafinta Laga Dhigay Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Xilkiisa Ka Hadlay

Hargyesa(Slpost)-Cabdirashiid Xasan Mataan musharax ku xigeenkii xisbiga Ucid ee dhawaan loo magacaabay xoghayaha warfaafinta xisbiga uu ku biiray ee Waddani ayaa ka hadlay xilkiisa...

Naftu Su’aalo Badanaa

Horta waad tahay qof nolol la la wadaago , oo waad tahay ruux aan marnaba laga caajisayn, dabcigaaga wanaagsan iyo damiirkaaga xalan . Alla...

Daawo:-Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo ka Hadlay Xaalada Buuhoodle iyo xilkooda

Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamed Aadan ayaa ka hadlay xaalada Buuhoodle iyo sababta ay uga qaybqaadan waayeen guurti ahaan dhacdooyinkii amni daro ee dhawaanahan...

Donald Trump Oo Guuldaro Qadhaadh Kala Kulmay Gobalada Wyoming iyo Washington DC

Us(SLpost)-Donald Trump oo ah musharaxa ugu cad-cad tartanka xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka ayaa aad ugu guuldareystay doorashada ka dhacday gobolada Wyoming iyo Washington...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img